Wararka Gudaha

HIJRIYADII SAXAABADA IYO SOO DHAWEYNTII BOQOR NAJAASHIGII XABASHA (QEYBTII 4-AAD)

0
Aayadihii saameeyay boqorka Najaashi Ummu Salama Waxay tiri "boqorkii Najaashi wuxuu jaleecay oo eegay Jacfar Bin Abii Dhaalib, wuxuuna ku yiri ma jiraan wax tilmaamaya...

FADLIGA TOBANKA (10) DAMBE EE RAMADAAN

0
Waxaynu soo gaadhnay tobankii ugu danbeeyay ee bisha ramadaan waxana ku sugan khayraad iyo ajar faro badan waxa kaloo ay leedahay fadliyo aad u...

FADLIGA LEYLATUL QADRIGA IYO BISHA RAMADAAN

0
Waxaynu soo gaarnay tobankii ugu danbeeyay ee bisha ramadaan waxana ku sugan khayraad iyo ajar faro badan waxa kaloo ay leedahay fadliyo aad u...

SIDEE LOOGA GUDBAA WAHSIGA BADAN.

0
1-Horta Qorshe sameyso: Haddii aad ogtahay in wax gaar ah uu kugu kallifayo inaad wahsato, waxaad u baahan tahay inaad la qabsato istaraatiijiyadda ah -...

DIB U DEJINTA BEERALEYDA KA SOO BARAKACAY GOOBAHA KHAWAARIJTA LAGA CIRIBTIRAY

0
markii uu bilaamay guluf Ka dhan ah kooxda khawaarijta ah ee nabadiidka ah ee Alshabaab ayaa deegaanadii laga xoreeyey waxaa Ka bilaabatay dib u...

12-KA APRIL WAA MAALINTII LA ASAASAY CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED

0
Ciidamada xoogga dalka waa ciidan loogu talagalay difaaca ciidda iyo calanka waxaana la aas aasay 1960kii 12-kii Abril. Haddaba, markii la gaaro manaasabadaan waxaa laga...

ROOB BAA RAAXO IYO RASIBA LEH

0
In kastoo uu barwaaqo eebbe inagu galadaystay ay  tahay inaanu uga mahadnaqno mooyee aan tabasho iyo tawaawac toona inaga mudnayn yahay haddana roobka muqdisho sida...

AFKEENU ILAALIN BUU RABAA.

0
Afkeena soomaaliga oo  lagu tiriyo mid kamida kuwa adduunka ugu hodansan, uguna murtida badan ayaa taniyo burburkii dawladdii dhexe waxaa soo food saartay halis...

Xulka Qaranka kubadda gacanta ee gabdhaha da’doodu ka hoosayso U17 iyo U19 oo gaaray...

0
Xulka Qaranka kubadda gacanta ee gabdhaha da’doodu ka hoosayso U17 iyo U19 ayaa gaaray Caasimadda Tanzania ee Daarusalaam halkaas oo ay ka furmayaan tartanka...

Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Yugaandha

0
Dalalka Ciidamadu ka joogaan dalkeennna ayaa kulan ay kaga arrinsanayeen dagaalka lagula jiro Khawaarijta iyo sidii looga xoreyn lahaa gayiga Soomaaliyeed ku yeeshay dalka...