Wararka Gudaha

ROOBAB LIXAAD LEH OO KA DA,AY GOBOLLADA DALKA

0
Xilligii gu,ga ayaa ka hooray si xoog leh  wuxuuna dhowr sacadood waxaana lagu magacaabaa  xilligaan roobka da,aya ceelka geeye macnaheeduna waa ceelka fogeeye mar...

HALISTA KAAGA IMAN KARTA KORONTADA HADDII AADAN AHAYN QOF TAXADDIR BADAN.

0
Xilliyadaan dambe isticmaalka korontada ayaa bulshada kusoo badatay, waxanay noqotay qeyb ka midda noloshada qoyska.   Dalka waxaa ka jirto dhowr shirkadood oo ay leeyihiin ganacsado...

CAASIMADDA MUQDISHO OO NABDOON!!

0
ilaalinta badqabka muwadaniinta soomaliyeed waa wajib saran ciidankeena qaranka ayadoo midaa laga duulaya waxaa muqdisho laga dareemaya xasilooni amni oo ku saabsan la sacodka...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 37-AAD

0
Aroortiina isma taqaanniin?“Aroortii maxaa iskaaya baray, ma takhtar baa isu kaaya qoray! Qof waliba jacayl cusub buu hortiisa ka raadsanayaa, wixii cusub caalamkaa jecel....

SHEEKADII ADEEGTO (QEYBTII 14-AAD

0
Maryan way maqlaysaa hadalka iyada u dhacaya, markaasay iyadoo gocanaysa dhibaatooyinka horay u soomaray bayan haddana ugu muuqan meel ay wax ka tiraahdo iyo...

MOOLASHA (MALLS) OO DOOR SHARIIF AH KA QAATAY DUKAAMEYSIGA XAMAR

0
Moolasha iyo “Supermakets” waa goob ganacsi oo wax walba looga adeegan karo oo nidaamsan oo aysan ka jirin isriix riix iyo buuq uu qofku...

GANACSIYADA SOO BUUX DHAAFIYAY HAREERAHA WADDOOYINKA MUQDISHO

0
Magaalada Muqdisho waxa Ku soo badanaayo ganacsiyo Ku teetsan hareeraha waddooyinka magaalada waxaana inta badan Ganacsiyadaas Ka shaqeeya dhalinyaro waxbartay Kuwaa oo waayey shaqa...

——BAADDA KHAWAARIIJTA HADDII AY MEESHA KA BAXDO MAXAA ISKA BADALI DOONO GANACSIGA DALKA?

0
Kooxda khawaarijta ah ee Al-shabaab Umadda Soomaaliyeed labaatankii sano ee ugu dambeeyay waxay dalka ku haayeen dhibaatooyin badan, sida dilalka qorsheysan ee Haldoorka, Aqoonyahannada,...

WAJIGA 2-AAD EE LA DAGAALANKA KHAWAARIJTA OO KA BILOWDAY JIINKA WEBIGA SHABEELLE QEYBTA 1-AAD...

0
Bacdamaa uu so Af jarmayo Wajigii 1-aad ee Dagaalka lagu ciribtirayo Kooxda sii liiceysa oo gabalkoodu dhacayo ayaa hadda waxaa socda Dagaalka Wajigiisa 2-aad,...

ULA DHAQAN KUWAAN SIDII CARUURTAADA OO KALE!

0
Dalkeena Soomaaliya waxaa jira carruur badan oo u dhexeysa da’da qaan gaarka ilaa shan jir ayaa ku shaqeysta xirfadda loo garan ogyahay baalashle ama...