Wararka Gudaha

Maalinta Cudurka Duumada oo caalamka lagu xusay (MAQAAL)

0
Maadama ay maanta ku began tahay maalinta Duumada Adduunka, inta aan u guda galin mowduuca marka hore aan is weydiinno waa maxay Duumo ama...

Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay inay soo daad-gureyneyso Muwaadiniinta ku go’doonsan Suudaan

0
Inta badan dalalka caalamka ee ay dadka ka jogaan dalka Suudaan ayaa ku mashquulsan daad-gureynta muwaadiniintooda ku sugan dalkaasi, gaar ahaan magaalada Khartuum, halkaas...

NIN SADDEX DUCO LA SIIYEY

0
Adduun waa Sheeko iyo Shaahid, Buug uu qoray Qoraaga weyn ee Xasan Yaaquub Baaba Raqiis, ayaan ka soo qaadanay Sheekadan waxayna ku billaabaneysa sidatan: Nin...

HOWL AAN LAGUU DIRSAN HA GELIN.

0
Waxyaabo badan oo ay dadku mararka qaarkood si taxar-la'aan ah u sameyaan ayaa u horseeda haliso naftooda qalqiil geliya oo ay waxyeello culusi ka...

CIIDU WAA FARXAD IYO CIBAADO!

0
Maalinta ciidu waa maalin aad u qiimo badan waxaa uu yimid Xabiibkeenu scw magaalada madiina iyadoo la ciido  laba maalmood markaasu yiri: waa maxay...

HABEEN KA KHEYR BADAN KUN BILOOD!

0
Ilaahay ayay mahad idilkeed u sugnaatay, Naxariis iyo nabad gelyo illaahay dushiisa ha yeelo Nabi Maxamed. Fadliga ay leedahay bisha ramadaan guud ahaan waa mid...

WADDOOYINKA IN LA DHOWRO BULSHADA AYEY MUHIIM U TAHAY

0
Waddada waa marinka isku xira xaafaddo, magaalooyinka iyo marino muhiim ah oo layskaga kala goosha, taasoo dad iyo duunyaba lagama maarmaan u tahay la’aanteed. Guri...

DEEN CAFINTA SOOMAALIYA OO MAREYSA MEEL GABO GABO AH

0
Tan iyo burburkii kadib soomaaliya waxaa ay ladaala dhaceysay deen tara beel ah oo looga leeyahay dunida daafeheeda islamarkaana dowladdu ay caqab xoogg leh...

U DABAAL DEGGA MAALINTA CIIDUL FIDRIGA

0
Guud ahaan Dunida Muslimka ah waxaa looga dabaal dagayaa maalinta ciida oo ah maalin ay muslimiinta dunida daafeheeda ku nool ay ciidaan islamarkaana ay...

MACAANKA IYO QIIMAHA NABADDA

0
Nabaddu waa shayga ugu horreeya ee noole kasta uu tabaya, una baahan yahay waqti kasta, nabad haddii la waayana jiritaanka ummadeed ayaa sii lumayo,...