Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Hay’adda SOMDA oo la kulmay xubno ka tirsan Deeq-bixiyaasha Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA) Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowlad Gobolleedyada Hirshabelle, Galmudug, Jubbaland iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Kampala kaga qeyb galaya Shir ku saabsan sidii ciidamada Soomaaliya ay...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala, halkaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeedka dalalka Ciidamadooda  ka qeyb-qaadanayaan xasilinta...

Ciidamada Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay walxo qarxa iyo dhagar qabihii waday

0
Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo Qeybta Guud ee Booliska gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa maanta degmada Deyniile gaar ahaan WARLALISKA ku guuleystay in ay gacanta...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Hindiya

0
New Delhi- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan Abubakar oo uu wehlinayo Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane,...

Norwey oo sheegtay in ay ka go’an tahay ka mira-dhalinta wada hadallada Soomaaliya iyo...

0
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan arrimaha Somaliland mudane, Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Ergeyga Arrimaha wada...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 26 April, 2023 1- Dowladda iyo shacabka ayaa ugu Hambalyeeyay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo...

Duqa Muqdisho oo digniin u diray dadka ka ganacsada maandooriyaha

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Saldhiga Degmada Yaaqshiid ku kormeeray howlgal ay Ciidanka Boliiska kusoo bandhigeen...

Muwaaddiniintii ugu horreeyay oo laga soo daadgureyay Suudaan

0
Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan maanta ka soo dajisay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay kusoo...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Safar shaqo ku tagay Hindiya

0
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya,  mudane Cali Xaaji Aadan, oo Safar shaqo ku gaaray dalka Hindiya ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Gandhi Airport...

Ciidanka xoogga dalka oo khawaarijta ka xoreeyay tuulada Jameeco ee gobolka Hiiraan

0
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa khawaarijta Al-shabaab ka fara maroojiyay Tuulada Jameeco ee gobolka hiiraan kadib weerar qorsheeysan oo...