shirka Isgaarsiinta Bariga Afrika oo lagu soo gabagabeeyay kenya
Maamulada shirkadaha Isgaarsiinta Bariga Afrika ayaa Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya ku soo gabagabeeyay shir sanadle ah oo ay ka qeyb-galeen xubno matalayey Dalka...
Senetor Dufle oo sheegay in uu soo bixi doono sharci lagu nidaaminaayo ka ganacsiga...
Senetor, Cisman Xaaji Maxamuud Dufle,ayaa sheegay in labada gole ee baarlamaanka XFS uu horyaallo sharci ku saabsan nidaaminta daawooyinka aasaasiga ah ee ganacsi ahaan...
Ukrine:Ruushka oo gantaallo ku garaacay Kyiv iyo magaalooyin kale
Magaalooyin dhowr ah oo ay ku jirto caasimadda Kyiv ee Ukrine, ayaa waxaa lagu garaacay mowjado gantaallo ah oo ay fuliyeen ciidamada Ruushka.
Magaalada Kyiv,...
Shirka wadamada ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo la soo gabangabeeyey
Kampala: Madaxda dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxa ay ka soo...
Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga dalka
Baydhabo- Isxaaq Macallin Aadan oo Magaciisa Af-garashadu yahay Isxaaq Calooley ayaa isku soo dhiibay qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.
Isxaaq ayaa khawaariijta u qaabbilsanaa...
Hay’adda SODMA iyo hay’adaha bah wadaagta la ah oo ka wada hadlay sidii kor...
Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SODMA iyo kuwa bah-wadaagta la ah ayaa manta kulan uu heerkiisu sarreeyo ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo looga...
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 m𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 gu𝐮𝐝 𝐞𝐞 d𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu...
DFS oo guddi u magacaawday samatabixinta muwaadiniinteenna ku xaniban Suudaan
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen...
Hoggaanka ciidanka Sudan oo ogolaaday xabad joojin dheeraad ah
Hogaamiyaha Ciidamada Sudan ayaa muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay 72 saacadood oo xabad-joojin dheeraad ah,xilli ay sii socdaan dagaalada ay kula jiraan kooxda...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr; Cali Xaaji Aadan Abuukar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo dalka ayaa ...










