Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo dalka Morocco uga qeybgalaya shirka sanadlaha ah hay’addaha maliyadda dalalka...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan dalka Morocco ayaa ka qaybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee hay’addaha maaliyadda Carabta, kaas...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo ka warbixiyay diyaar garowga Xulka Qaranka ee 17 jirada
Guddoomiye Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, Cali Shiine ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo u diyaar garowga ciyaarta xulkeena Qaranka uu ku wajahayo dhigooda...
Magacyada Horjoogeyaasha Khawaarijta ee Carruurtooda cabsi awgeed ugala cararay deegaannada ay ku sugan yihiin
Tan iyo markii dagaalka ka dhanka ah Kooxda Khawaarijta Al-shabaab uu ka billaawday dalka, waxaa sii kordhayay cabsida iyo argagaxa ka jira goobaha ka...
Wasiirka arrimaha dibadda JFS oo Khadka Fogaan aragga kula hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda & iskaashiga caalamiga ah dowladda Fedraalka Somaliya Mudane Abshir Omar Huruuuse ayaa khadka foggaan aragga kala hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
Wasiirka arrimaha dibadda JFS oo Khadka Fogaan aragga kula hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka...
:-Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda & iskaashiga caalamiga ah dowladda Fedraalka Somaliya Mudane Abshir Omar Huruuuse ayaa khadka foggaan aragga kala hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo gurmad u fidisay qoysas uu saameeyay Roobkii ka da’ay...
-Iyadadoo sacadihii la soo dhaafay Magalaada Muqdisho uu ka da’ay Roob Xooggan oo geystay qasaaro iskugu jira dhimasho, Burbur soo gaaray Guryo iyo Gadaadid,Biyaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maalmihii la soo dhaafay dalka uga maqnaa gudasha Fadliga Cumrada,...
:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay dalka uga maqnaa gudasha Fadliga Cumrada, ayaa maanta dib...
Xulka Qaranka ee 17-jirada oo maanta la ciyaaraya dhiggooda Algeria
:-Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ayaa maanta ciyaaraya kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 17 jirada, iyaga oo wajahaya xulka Algeria.
Kulanka...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo xalay kormeer ku tagey xeryaha ay ku nool yihiin...
-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xalay kormeer ku tagey xeryaha ay ku nool yihiin dadka danyarta ah ee ay...
Wasiirka Caafimaadka XFS iyo Madaxda Hindiya oo isku afgartay horumarinta adeegyada caafimaad ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali xaaji Aadan Abuukar iyo Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Hindiya, Mudane Axmed Cali...










