Wararka Gudaha

Warmurtiyeed: -Ka soo baxay Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada

0
Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gebageboobey Shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee XFS iyo Wasaaradaha Isgaarsiinta ee Dowladaha Xubnaha ka ah...

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafiimaadka XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Cafimaadka dalka Ethoipia

0
Addis Ababa:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS xildhiban Maxamed Xassan Maxamed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Dr. Lie Wasiirka Cafimaadka dalka Ethoipia. Labada wasiir ayaa...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Beijing

0
Beijing:- Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa maanta magaalada Beijing uga qeyb galay  Bandhiga Carwada 13-aad ee...

Maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo la guddoonsiiyay abaalmarin caalami ah

0
Maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa dhowaan ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee ay sannad walba bixiso hay’adda ‘Central Banking’ ee fadhigeedu yahay waddanka...

Maamulka Hirshabeelle oo kormeeray deegaanno uu ku fatahay wabiga shabeelle

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Dhexe aya sheegay in wabiga Shabeelle uu ku Fatahay in ka badan 72 tuullo  oo bari kaga began Degmada Jowhar. Fatahaadda...

Hoggaamiyaal Afrikaan ah oo doonaya in Ukraine lagu soo dabaalo nabad

0
Todobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa howlo nabadeed u tagaya  Dalalka Ukraine iyo Ruushka, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka ka socda halkaas. Wafdiga ka...

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo la kulmay Duqa Caasimadda Belgrade

0
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo booqasho ku jooga Magaalada Belgrade ee dalka Serbia ayaa la kulmay masuuliyiin ka...

Horjooge horay maxkamadda ciidamadda ugu xukuntay dil oo howlgal qorsheysan lagu khaarajiyay

0
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen inta u dhexeeysa magaalada Galcad iyo degaanka Baraag Sheekh Caamir ku dilay horjooge...

Shir u Dhexeeyay Dowladda Soomaaliya iyo IMF iyo Bangiga Adduunka oo lagu soo gabagabeeyay...

0
Nairobi: Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka...