Wararka Gudaha

Maxkamadda gobolka Banaadir oo iibineysa Kalluun si sharci darro ah looga jillaabtay xeebaheenna

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa iibineysa kalluun si sharci darro ah looga kalluumeystay xeebaha dalkeena oo ciidanka ammaanka ay ku soo qabteen kalluumeysato ajaaniib ah. Xafiiska...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 19 April, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley shir madaxeed degdeg ah oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha dalalka IGAD,...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka sameeyay Shabeellada hoose

0
Ciidanka XDS ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay degaannada kala ah Jowhar Aw-dheegle, Daanyeerrey, Gumeysi diid, Ay buteey, Buulo naageey...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bankiga Adduunka oo ka wada hadlay horumarinta Caasimadda

0
Guddoomiyah Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay wafdi ay hogaaminaysay...

Kulan ku saabsan qorshahah Qaran ee cudurka Qaaxada oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa qabatay kulanka looga hadlayay qorshaha Qaran ee ku aadan cudurka qaaxada ee 3-da sano ee soo socoto. Kulanka waxaa...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo gaaray Cadaado

0
Cadaado:- Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wafdiga wasiirka...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga XFS oo guddoomiyey kulan looga hadlayay amniga dalka

0
Wasiir Dowlaha wasaaradda amniga Dowladda Federaalka Maxamed Cali Xagaa ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga oo ay ka qayb galeen hay’adaha ammaanka dalka iyo...

Ciidamada Xoogga dalka oo hawlgallo ka sameeyay Tuulooyin hoos yimaado Budbud

0
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee kumaandooska Danab iyo ciidamada dib uxoreeynta degaanada ayaa maanta howlgallo lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta ka sameeyay tuulooyin hoos...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo deeqdan lacageed u qeybiyay qoysas danta yar ah

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ciid siiyay 314-qof oo ka koobnaa qoysaska danta yar iyo...

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Suudaan oo wajahaya xaalad adag

0
Dagaal qaraar oo galay maalintii afaraad ayaa waxa uu ka soconayaa gudaha magaalada Khartuum ee caasiamadda dalka Suudaan, kaas oo saameyn xooggan ku yeeshay...