Wararka Gudaha

Ajaaniib si sharci darro ah uga kalluumeysanaysay dalkeenna oo maxkamad la soo taagay

0
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad la horgeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan oo kalluun ah...

Guddoomiyaha gobalka Banaadir iyo Taliyaha Booliiska oo kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho

0
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Wasiiru-dowlaha qorsheynta oo booqday xarunta hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka

0
Wasiiru-dwlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdirashiid Jire Qalinle, ayaa Booqday xarunta dhexe ee hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo safaradda sacuudiga kala wareegay Deeq

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Safaaradda Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ee Muqdisho kala wareegay Deeq Mucaawino...

Howlgal amniga lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud

0
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta ka wada dhulka miyiga ah ee dhaca hareeraha deegaanka...

Ciidanka xoogga oo bur-buriyay fariisimo ay khawaarijtu si dhuumaaleysi ah u imaan jirtay ee...

0
Cidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka41aad gutada 5naad Qeybta-27aad iyo ciidanka  degaanka ayaa howlgal waxa ay saakay ka sameyeen inta u dhaxeeyso degaannada Buuloburde...

Khawaarijta oo bilaabay in hubkoodii ay ku wareejiyaan beellaha kadib markii ay xaqiijiyeen in...

0
Kooxda khawaarijta oo mudda dheer dhibaata ku hayay shacabka soomaaaliyeed ayaa hadda wajahayo bur bur iyo quus kadib markii ay kaladi waayeen geesiyaasha xoogga...

Ciidanka xoogga iyo kuwa Deegaanka oo howlgallo kawada Deegaanada dhaca Koofurta gobolka Hiiraan

0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno katirsan gobolka Hiiraan halkaa oo ay firxadka khawaarijtu ku dhuumaleysanayaan. Howlgalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay shir deg deg ah oo ay yeesheen Madaxda...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo...

Ciidamada Xoogga oo la wareegay deegaanka Dahar Faqay oo hoostaga Degmada Ceeldheer

0
Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa gacanta ku Dhigay Deegaanka Dahar Faqay oo hoostaga Degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud. Ciidamada ayaa goobta ku dilay...