Wararka Gudaha

Wasaaradda Badroolka iyo Macdanta XFS oo soo bandhigtay Sooyaalka Taariikhda Shidaalka Soomaaliya iyo Fursadaha...

0
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey oo ay Wehliyaan Xubno ka Tirsan Hay'adda Batroolka Soomaaliyeedayaa ka qeybgalay Shirweynaha E...

Madaxweyne Cabaas oo ku baaqay in Israa’iil ay muddo sanad ah uga baxaan...

0
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa Israa’iil siiyay muddo hal sano ah oo ay kaga baxaan dhulka ay ka haysataan,isagoo dhinaca kale ku hanjabay in...

Ra’iisal wasaare Rooble” Waa in aan isu kaashanaa la dagaalanka argagixisada hororka ah,”

0
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay qaraxii argagaxiso ee ka dhacay Muqdisho ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dadkii...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo ka warbixiyay khaasaraha qaraxii Muqdisho ka dhacay

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay isgoyska Ceel-gaabta ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka ciidamada...

Guddiga doorashada K/galbeed oo la kulmay Odayaasha dhaqanka

0
Gudiga hirgelinta Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo uu Hoggaaminayey Gudoomiyaha Gudiga Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulanka...

kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Boosaaso

0
Shir looga hadlayay amniga gobolka bari ayaa lagu qabtay magaalada Boosaaso, kaas oo ay ka qeyb galeen saraakiisha ciidamada amniga qeybahooda kala duwan. Kulankan ayaa...

Foolkaano ka qarxay Jaziirad ku taal dalka Spain oo khasaare sababay

0
Qaar ka mid ah Shirkadaha diyaaradaha ayaa baajiyey ilaa 30 duulimaad Jimcihii kuwaas oo ay ku tegi jireen jasiiradaha Spain ee La Palma iyo...

Kooxda Daaliban oo ku dhawaaqday hirgalinta xukuno ka dhan ah Shacabka

0
Horjoogahii ilaalada Xabsiyada ee Daaliban ayaa sheegay in ciqaab isugu dil iyo gacan goyn ay ka bilaaban doonaan Afghanistan. Ninkan oo lagu magacaabo Mullah Nooruddin...

Maxkamadda ICJ oo shaacisay xilliga ay ku dhawaaqeyso natiijada dacwadda Baddeena

0
Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka  ICJ ayaa soo saartay qoraal lagu cadeeynayo waqtiga rasmiga ah ee go’aanka kama dambeysta ay ka soo saari doonaan...

MADAXWEYNE DENI OO QADO SHARAF U SAMEEYAY CARUURTA AGOONTA AH EE KU JIRTA XARUNTA...

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Jimce ah Qasriga Madaxtooyada kulan Qado sharaf ah ugu sameeyay Caruurta Agoonta ah ee  ku...