MUHIIMADDA CIIDAMADA SOOMAALIYEED
Maxay tahay muhimadda ay leeyihiin ciidan, dal majiri karaa ciidan la'aan?
Ciidan waa awoodda kaliya uu leeyahay dal waliba, ciidanka waa ilaalada ama difaaaca dalka,...
HAWEENKU WAA HORSEEDKA NABADDA IYO HORUMARKA DALKA
Wiil kasta oo adduunyada ku dhashay magac kasta iyo mansab kasta ha gaaree hooyo ayaa dhashay aabbe ayaana soo daadaheeyey laakiin hooyadu waxay hoodo...
JIRITAANKA LACAGTA SHILIN SOOMAALIGA OO CIRIIRI KU JIRTA
Marka aad tagto suuqyada iyo meelaha laga dukaameysto waxaad arkeeysaa Doolarka Mareykanka oo suuqyada waa weyn iyo kuwa yar yar oo si isku mid...
DERISKII LIBAAXA IYO DAWACADA (QEYBTA-1AAD)
Deris ayey ahaayeen libaax iyo dawaco labo sac ayeyna xoolo ka lahaayeen qofba maalin ayuu raaci jiray xoolaha.
Maalintii dambe libaaxa ayaa raacay xoolihii wuxuu...
SHEEKADII-QUDBO SIRO QABKEYGII KU WAAYAY (QEYBTII-1AAD)
Berri baa waxaa xaafadda barafka iyo dhuxusha u keeni jiray oday illaa 40 jir ah oo ay baso iyo bariirba bidaari hooshay, doobnimona ku...
GANACSATADA WAA INAY DABOOLAAN BAAHIDA BULSHADA
Ganacsi kasta waa lama huraan inuu yeesho qorshe u degsan lix bilood ama hal sano kaaso ku saleeysan baahida bulshada oo markaasi aysan ka...
DOORKA ISKAASHATOOYINKA GANACSIGA DALKA
Iskaashato waa urur ay ku bahoobeen dad isku fikir ah oo ay ka dhexeeyso Hanti iyo Saami ayagoo isku raacsan hab-qeexan ee howl galka...
MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED EE KOOFUR AFRIKA DHIIGOODA YAA U MAQAN?
Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee sida arxan darrida ah loogu laaynayo dalka Koonfur Afrika iyagu dhiiggooda ma hal bacad lagu lisaa? Miyeysan lahayn cid ama dowlad...
TALO GUUD HALLA GAARO
Adduunyadu waxay xoog iyo horumar ku gaartay midnimo iyo wadajir .
Haddii aan ka soo qaadno Jarmalka hantigoosad iyo hantiwadaag ayey ku kala biirtay waqti...
QEEXIDDA MUSUQ-MAASUQA
Waa howlo si hoose ah oo aan daahfurnayn ay u fuliyaan shakhsiyaad ka shaqeeya xafiisyada dowladda iyaga oo markaasi xil ka haya, sida maamulayaasha,...