Daljir

116 POSTS0 COMMENTS

Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Qaramada Midoobe oo ka wada hadlay dhaqaalaha Doorashooyinka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb James Swan oo ku booqday xarunta...

Taliyaha Ciidanka Difaaca Aaga Golis ee Puntland oo kor-meeray fariisimaha ciidamada difaaca Puntland.

Taliyaha Ciidamada difaaca Maamul-goboleedka Puntland ee silsilada Golis G/Sare Saciid Nuur Shire ayaa kormeeray fariisimaha iyo goobaha kale ee shaqo ee ay ku sugan-yihiin...

QM oo xaalad quus ah ka muujisay xaaladda dalka Yemen oo ku dhawaad 7 sanno dagaallo ay ka socdaan warbixin ayaa idinlka heynaa

Ergeyga cusub ee xoghayaha guud ee QM u magacaabay dalka Yemen ayaa sheegay in waddanka ugu saboolsan Carabta ay ku xiran tahay nabad galyadiisa...

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha oo xarumaha waxbarashada ee Mu’asasada Amal gaarsiiyay agabka looga hor tago cudurka coronavirus si loo...

Agaasimaha waaxda sharciyada ee wasaaradda Haweenka, Faadumo Maxamed Cali, ayaa agabkan isugu jiran af-xirka iyo dareeriyaasha jeermiska lagu dilo ku wareejisay maamulka xarunta. Wasaaradda haweenka...

Danjire Cawaale Cali Kulane” Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in hishiis dhanka beeraha ah la saxiixato dalka Shiinaha

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay heshiis dhanka Beeraha ah oo ay la...

Saldhiga Booliiska Magaalada Dhuusamareeb oo dib u dayactir lagu sameeyay

Masuuliyiin ka tirsan Dowlad goboleedka galmudug sida Xildhibaano, wasiiro, Maamulka Degmada, Saraakiil Booliis iyo Ururada Xaafadaha Dhuusamareeb ayaa ka qeyb galay Munaasabada  Xarig looga...

Wiil oo uu dhalay madaxweynihii hore ee Liibiya oo xabsiga laga sii daayey

Wiil oo uu dhalay hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya Mucamar Al -Qadaafi ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Tripoli,...

Turkiga oo cambaareeyey talaabada ay ciidanku xukunka uga tuureen madaxweynihii dalka Guinea

Dowladda Turkiga ayaa cambaaraysay talaabadii Militariga Dalka Guinea xukunka kaga tuureen madaxweynihii dalkaas Alpha Conde. “Turkigu wuxuu ka soo horjeedaa isku dayada lagu doonayo in...

Midowga Afrika oo cambaareeyay afgembigii ka dhacay dalka Guinea

Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo Madaxweyne Alpha Conde. Bayaan...

Dadaallo lagu xalinayo colaad u dhaxeysa beelo walaalo ah oo ka bilaawday G/Nugaal

Wararka aan ka heleyno gobolka Nugaal waxay sheegayaan in maanta ay socdaan dadaallo xoog leh oo lagu xalinayo dagaal beeleed khasaare culus geystay oo...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8881 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Kulan Duco ah u Qabatay Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Marxuum Danjire(Yuusuf Dheeg)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta, oo Axad ah, kulan duco ah u qabatay Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Yuusuf Xassan Ibraahim...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeey geerida Saxafi Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya...

Shir looga hadlayo Tiknolojiyadda caafimaadka oo Muqdisho ka furmay

Ra’iisal wasaare ku xigeenka 2-aad ee  dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka Caafimaadka ee Tiknoolajiyada...

Dowaladda oo dalka dib ugu soo celineyso muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha Jasiiradda Madagascar

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Jasiiradda Madagascar. Wasiirka Warfaafinta,...