Cumar Xuundey

50 POSTS0 COMMENTS

Dowladda Soomaaliya oo isbaheysi cusub u heshay dagaalka Khawaarijta

Magaalada Muqdisho waxaa ku qabsoomay dhammaadkii Todobaadkii la soo dhaafay shir ay ka soo qaybgaleen Madaxda Wadamada Deriska la ah Dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo...

Masagawaa magaalo caan ku ahayd fidinta Diinta islaamka

Kooxda khawaariijta ee gabalkeedu dhacay dhibaatooyinka ay u geystay bulshada Soomaaliyeed kuma eka oo qura dilalka,boob iyo dhaqan doorinta ee waxay sidoo kale burburiyeen...

Ra’iisal wasaaraha XFS oo ka hadlay ciribtirka Khawaarijta iyo masuq-maasuqa

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbaddiisii jimcaha kaga hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta Al-shabaab,doorka culumada iyo la dagaallanka...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Khadka Taleefoonka kula hadlay dhiggiisa Turkiga

Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga, Mudane Mustafa...

Xildhibaanadii ugu horeeyey ee Aqalka Sare Soomaliya oo lagu doortay Kismaanyo

Guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland, Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay natiijada kursigii ugu horreeyay ee xildhibaannada aqalka sare ee doorashadeeda ka socoto magaalada Kismaayo. Ilyaas Baddal...

Wasiirka gargaarka KG Soomaaliya oo booqday goobo muhiim ah oo ku yaalla degmada Xuddur

Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka maamul goboleedka koofur galbeed Soomaaliya Cabdinaasir Cabbdi Caruush oo safar shaqo ku jooga magaalada Xuuddur ayaa soo Indha-indheeyay...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqday xarumo amni oo ku yaalla dalkaas

Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane, ayaa magaalada Beijing kula kulmay madaxa Jaamacadda Booliska ee dalka shiinaha Ma Jinqi. Laba mas’uul ayaa waxay...

Ra’isul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay guddiga qoondada haweenka

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo habka fogaan aragga kulan kula yeeshay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Goleyaasha BFS, waxaana ku bogaadiyay...

Guddiga hirgellinta doorashada K/G oo UNSOM kala wareegay qalabka doorashada

-Guddiga hirgellinta doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta qalabka Doorashada kala wareegey hay’adda UNSOM xafiiskeeda Baydhabo, kaas oo isugu...

Madaxweyne Lafta-gareen oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne Lafta-gareen...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8610 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

labada aqal ee Baarlamaanka oo ka dooday xisaab xirka sanad miisaaniyadeedka 2023

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa wadajirka ah ee sedaxaad,waxaana shir Guddoominayey Guddoomiye...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kulan muhiim ah ku yeeshay Jibuuti

Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminaayo waxaa Qasriga Madaxtooyada Jabuuti ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Shir sanadeedka labaad ee Furdooyinka Urur Goboleedka EAC oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Tanzania

Shir sanadeedka labaad ee Furdooyinka Urur Goboleedka Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania. Kulankani waxa isugu yimid agaasimayaasha Furdooyinka...

Hantidhowraha Guud oo ka qeyb galay Shirka Qorsheynta Baarista Hantidhowr ee Urur goboleedka (EAC}

Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaele, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay kulanka heerka sare ee Shirka Qorsheynta Baarista...