War Deg Deg Ah
Warar Dheeraad ah
Soomaaliya iyo Bahrain oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa wada hadal khadka taleefanka ah la yeeshay Wasiirka...
Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho uga qeybgalay Munaasabadda Bandhigga...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kormeeray Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Hay’adda Qaxootiga...
Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Ingiriiska
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira dhal ah kula qaadatay...
Guddoomiyaha guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...














