admin

293 POSTS0 COMMENTS
https://dalkajournal.so

Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta lagu wado inuu ka dhaco garoonka Eng Yariisow

Kooxaha Raadsan iyo Rajo ayaa galabta ku ballansan garoonka Eng Yariisow Stadium, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League. Kulankan ayaa ah mid aad...

FIFA Oo Si Rasmi Ah U Aqoonsatay Garoonka Mogadishu Stadium.

Xidhiidhka kubada cagta Adduunka ee FIFA ayaa si Rasmi ah u aqoonsatay garoonka Mogadishu Stadium una aqoonsatay in uu yahay garoon heer caalmi ah. Garoonka...

Kooxda Horseed oo sii dheereysatay hoggaanka horyaalka Somali Premier League kaddib markii ay xasuuqday Raadsan

Kooxaha Horseed iyo Raadsan ayaa galabta ku hardamay garoonka Eng Yariisow, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League, iyadoo maanta dib loo amba-qaaday...

Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta lagu wado in lagu ciyaaro garoonka Eng Yariisow

Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wada inuu ka dhaco garoonka Eng Yariisow Stadium, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali...

Xogta & Xaqiiqooyinka Ku Saabsan Tartanka Shaxda Ugu Fiican Adduunka Oo La Shaaciyay

UEFA ayaa soo saartay 50-ka xiddig ee u tartami doona kooxda ugu fiican sanadka 2020 ee yurub iyada oo ay ku jiraan xiddigo kala...

Degmada Dharkeynley oo laga daah furay goobo dalxiis+sawirro.

Guddoomiyaha degmada Dharkeynley iyo agaasimaha dalxiiska & maalgashiga gobolka Banaadir ayaa daah furay dalxiiska degmada Dharkeynley oo markii ugu horreysay loo dalxiis tago. Agaasimaha dalxiiska...

Aragtida Dastuurka KMG ee Maaraynta Murannada Federaalka

Gogoldhig Dastuurka Soomaaliya ee sida KMG loo ansixiyay 1/8/2012, wuxuu qeexayaa in Soomaaliya ay qaadatay Nidaamka Federaalka Halkaasna looga guuray Nimaadkii Dowladda mideysan (Unitary...

26ka juun “ Kaana siib Kanna Saar”

26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qabiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh, waxayna qiimahaasi ku...

Cilmi-baaris la sameeyay oo lagu ogaaday in ay jiraan faa’iidooyin laga helo la hadlidda qof aadan horay u aqoonnin

Inta badan dadku waxay waqtigooda qaataan iyaga oo ay ku hareereysan yihiin dad aysan aqoonnin ,haddii ay ahaan laheyd xilliga ay shaqadooda ku sii...

Ha ku Afurin Cabitaan aad u qaboow (Maqaal)

Cuntada ugu haboon ee lagu Afuro xilliyada lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayay Diintu si weyn u sheegtay,waxaa kaloo aad loo bayaaniyay...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8881 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Kulan Duco ah u Qabatay Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Marxuum Danjire(Yuusuf Dheeg)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta, oo Axad ah, kulan duco ah u qabatay Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Yuusuf Xassan Ibraahim...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeey geerida Saxafi Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya...

Shir looga hadlayo Tiknolojiyadda caafimaadka oo Muqdisho ka furmay

Ra’iisal wasaare ku xigeenka 2-aad ee  dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka Caafimaadka ee Tiknoolajiyada...

Dowaladda oo dalka dib ugu soo celineyso muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha Jasiiradda Madagascar

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Jasiiradda Madagascar. Wasiirka Warfaafinta,...