Wararka

Hayadda SoDMA oo Gargaar Raashin ah u qaybisay 2,000 oo Qoys oo ku sugan...

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxa ay Shixnad Gargaar ah oo ka kooban qeybaha kale duwan ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka heer wasiir...

Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay

0
Guddiga Doorashooyika Qaranka ayaa ka faah-faahiyay warbixintii uga dambeysay ee tirinta codadkii doorashadii qof iyo codka ahayd ee xubnaha Golaha deegaanka iyo Golaha Wakiiladda...

Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward

0
Nairobi: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka heer...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Dhiggiisa Dalka Algeria

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf (Cali Xoosh) oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Algeria ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa dalkaasi Saciid Sacyuud...

Madaxweynaha JFS oo gaaray Uganda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda, halkaas oo uu kaga...

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BJFS oo lagu dhaariyay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana Shir guddoomineysay Guddoomiye...

Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wafdi Ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Dalka, kana kooban masuuliyiin heerar kala duwan ah, ayaa...

Dibadbax lagu taageerayo Dowladda iyo Doorashooyinka Qof iyo Codka ah oo dhacay Degmada Kaaraan...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Shacabka Degmada Kaaraan ayaa Xaafadda Mirinaayo ku qabtay Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hirgelinta Doorashooyinka Qof iyo Codka ah...

Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Kumannaan qof oo Shacabka ah oo ku nool Deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Shalay u dareeray Goobaha Codbixinta Doorashada Wakiillada iyo Golayaasha...