Wararka

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo gacanta ku dhigay Mooto lagu soo raray Hoobiyeyaal iyo Miinooyin

0
Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa abaaro 23:40 PM ku guuleystay...

Soomaaliya iyo Liibiya oo Xoojiyey Xiriirkooda Diblamaasiyadeed ka dib Wadahadallo ku dhexmaray Tripoli

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Liibiya, Mudane...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Kheyraadka dalkeenu waxa uu noqon doonaa mid dadkeenna hormariya”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka ee Çağrı...

Wasiirka arrimaha dibadda oo kormeeray dhismaha safaaradda Soomaaliya ee Tripoli

0
Trioli: Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Cabdisalaam Cali ayaa kormeer ku tegay dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Tripoli. Kormeerka ayaa qayb ka...

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka dalkaasi

0
‎‎Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa shir muhiim ah kula yeeshay guddiga...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WASIIRKA TAMARTA IYO KHAYRAADKA DABIICIGA EE TURKIGA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee...

Wasiirka Batroolka XFS oo soo dhaweeyay wafdi ka socday Dalka Turkiye

0
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Daahir Shire ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka...

Shacabka Jabuuti oo maanta u dareeray doorashada madaxtino ee dalkaasi

0
Shacabka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa saakay oo Jimca ah u dareeray doorashada Madaxweynaha ee dalkaasi hogaamin doona 5-ta sano ee socota, Ololle...

Xubnaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirigaliyay arday ka baxday jaamacadaha Makerere

0
Masuuliyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Uganda ayaa ka qeyb galay munaasabad loo sameeyay arday Soomaaliyeed oo ka qallin jabiyay Jaamacadda Makerere oo...

Soomaaliya oo ka qeybgashay kulan la xiriiray horumarinta bulshada Afrika

0
Qaar kamid ah wasiirada dowladaha,Danjirayaal iyo xubno kale oo ka socday Qaramada Midoobnay ayaa ka qeybgalay kulan ku saabsanaa dadaallada caalamiga ah ee lagu...