Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin iyo wafdi la socday
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa hoygiisa ku qaabilay Faarax Macallin oo ka tirsan Baarlamaanka...
R/W Xamsa “Maanta shuruucdii adduunka waa dhammaatay,dalna ma jiri karo haddii uusan lahayn awood...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qayb galay munaasabad lagu maamuusayay sanadguurada 66-aad ee ka soo wareegtay...
Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka K/Galbeed oo la kulmay saraakiisha amniga
Hoggaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Aqalka Madaxtooyada iskugu yeeray Saraakiisha amniga ee ka...
Munaasabad casho sharaf ah oo lagu xusayo aas-aaskii Ciidanka XD oo ka socota Muqdisho
Munaasabadda casho sharaf ah oo lagu weyneynayo sanad-guurada 66-aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Ciidanka Xoogga Dalka ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho ee caasimadda...
Diiwaangelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo Awdheegle laga daahfuray
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo kaashanaya maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa degmada Awdheegle ka daahfuray diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada qof iyo...
Ciidanka Daraawiishta K/Galbeed oo heli doona xuquuqda ciidanka Qaranka
Dowladda Soomaaliya ayaa ballan qaaday in ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ay heli doonaan xuquuq la mid ah tan ciidanka Qaranka.
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Dhismeyaal cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Taliska Taakuleynta iyo Hoggaanka War isgaarsiinta Ciidanka Xoogga...
Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada iyo dhammaan CXD
Wasiirka Gaashaandhigga, JFS. Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Ra’iisul Wasaaraha Liibiya oo ka wada hadlay Xoojinta Iskaashiga...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali,ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Tripoli Ra’iisul Wasaaraha Dowladda...
12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
Umad kasta oo kamid ah bulshooyinka ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin munaasabado iyo xaflado qiimo gal ah oo lagu soo...










