Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha JFS.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka C/kariin Axmed Xasan oo maanta shir jaraa,id qabtay ayaa faah faahin ka bixiyay jadwalka doorashada labada Aqal ee heer federaal.Haddaba,warsaxaafadeedkaan waxa uu u qornaa sidatan:-gud.jfifgud2.jfif