Waxaa soo gabogaboobay maalinkii koowaad ee Shirkii Golaha Wada tashiga.
Waxaa soo gabagaboobay maalinkii koowaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ee ka furmay Muqdisho uuna shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan argagixisada
Ciidamada Xoogga dalka ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Dagmada Buulo-burte iyo deegaano hoos-yimaado ayaa waxay ku bur-buriyeen fariisimo...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyadda Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa goordhow...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho.
Waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay...
Madaxweynaha Dalka Niibal oo kala dirtay Baarlamaanka dalkaas kuna baaqday doorashooyin
Madaxweynaha dalka Nepal, Bidya Devi Bhandari, ayaa kala dirtay Baarlamaanka dalkaas, waxayna ku baaqday in doorasho la qabto bisha November ee sanadkaan.
Wajiga koowaad ee...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta ka furmaya Muqdisho
Shirka Golaha wada tashiga Arimaha Doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyadda Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka oo uu saldhig...
Biden: Mareykanku wuxuu caawin doonaa Falastiiniyiinta ku sugan Qaza
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa U sheegay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu in Falastiiniyiinta ku sugan Qudus ay tahay in la ixtiraamo, isla markaana...
Saraakiil ka tirsan maxkamadda ciidamada oo gaaray Gedo
Sasraakiil ka socda maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa safar shaqo ku tagay degmada Doolow ee gobalka gedo .
Sarakiishaan oo...
AMISOM oo soo gabagabeysay tababar ku saabsan ilaalinta rayidka
Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AMISOM, ayaa tababar aqoon-kororsi ah oo ku saabsan ilaalinta dadka rayidka ah u soo gabagabeeyay askar Booliis ah...
Xabbad joojin ka dhaqangashay Israa’iil iyo Falastiin
Kumanaan dad ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka Marinka Qaza iyo guud ahaan dhulka Falastiin ee la haysto si ay ugu dabbaal dagaan xabad...










