Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalka Kuwait
Kuwait City- Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Kuwait...
Wasiirka Gargaarka XFS oo magaalada Geneva kaga qebgashay shirka Arrimaha Bini’aadanimada
Geneva- Wasiirka gargaarka iyo maareenta masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwa khadiija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hogaaminayso ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland,...
Roob lagu diirsaday oo ka da’ay deegaano hoostaga gobolka Mudug
Roob xooggan ayaa sacadihii lasoo dhaafay ka da’ay deegaano dhaca Koonfurta gobolka Mudug kaasoo baahi weyn u qabeen dadka iyo duunyada ku nool deegaanadaas.
Deegaanada Roobkaani...
Guddiga Doorashadda Galmudug oo tababar u soo xiray Ciidamo iyo sarakiil sugaya Amniga doorashada
Guddiga Doorashadda Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa maanta booqday xarun hawlgalladda Amniga Doorashooyinka gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, halkaa oo ay tababar ugu soo...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Jubbaland oo shaaciyey xilliga la qabanayo doorashada afarta kursi ee...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey xiliga la qabanayo doorashada afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan doorashadoodu...
Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari oo ku dhawaaqay in dowladdiisu dhawaan soo afjari doonto burcadda...
Buhari ayaa ka falcelinayey dilka ugu yaraan 43 qof oo lagu dilay suuq ku yaalla dowlad -deegaanka Goronyo ee gobolka Sokoto oo ay burcaddu...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan laqaatay Xubana ka socday Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Isniin ah nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo kaga...
Kuuriyada Waqooyi oo mar kale tijaabisay gantaallo ballistic ah
Kuuriyada Waqooyi ayaa ugu yaraan hal gantaal oo nuuca ballistigga ah ku ridday biyaha badda dhanka bari ee gacanka,sida ay ka dhawaajiyeen Kuuriyada Koonfureed...
Jubaland oo soo gudbisay musharaxiintii Ka hadhsanaa Senitorada Aqalka sare
Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gudbiyay magacyada musharaxiinta 4-tii kursi ee ku hadhsanaa Senitorada Aqalka Sare kasoo galaya...










