AMISOM oo tababar u furtay Askar ka tirsan Boliiska Koofur Galbeed Soomaaliya
Taliska Booliska AMISOM ayaa magaalada Baydhabo ugu furtay 25 sarkaal oo ka tirsan Boliiska maamul goboleedka koofur Galbeed Soomaaliya.
Tababarkan oo socon doona muddo Todobaad...
Hadal jeedinta musharixiinta Aqalka sare oo maanta ka dhacaysa Kismaayo
Maanta Gelinka hore ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u tartameeysa kuraasta ka harsan Aqalka Sare...
Madaxweyne Erdogan oo gaaray Nigeria
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa gaaray Magaalada Abuja ee Caasimadda Nigeria.
Erdogan ayaa waxa uu socdaal ku marayaa qaar ka mid ah dalalka Afrika...
Al-shabaab oo fal arxan darro ah ka geeystay Bakool
Ciidamo ka tirsan Uruurka 260, Guutada 9 aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in ay u gurmadeen kolanyo Safar Gaari dameero...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Kuwait
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, oo booqasho ku jooga dalka Kuwait, yaa kulan...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay dalka Suuriya
Ugu yaraan 13 Askari oo ka mid ah Ciidamada Suuriya ayaa ku geeriyootay halka saddex kalena dhaawacyo kasoo gaareen kadib markii qarax lala beegsaday...
Wakiilada Guddiga dastuurka Suuriya oo sheegay inay soo bandhigayaan qoraallada dastuuriga ah
Guddiga Wakiillada Dastuurka Suuriya ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay soo bandhigaan “qoraallada dastuuriga ah” ayna bilaabi doonaan inay aqoonsadaan aagagga ku meelgaarka...
Kuuriyada Waqooyi oo mar kale Tijaabisay Gantaal Cusub
Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa wali ku howlan horumarinta Gantaalada baalistik ah, si ay isaga difaacdo weerar kasta oo kaga imaan karo dowlada Mareykanka iyo...
Hadal jeedinta qaar ka mid ah xubnihii ka harsaneyd Aqalka sare oo maanta...
Waxaa maanta Gelinka hore la filayaa in Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u tartameeysa kuraasta ka harsan Aqalka Sare ee...
Guddiga doorashooyinka Gobollada Woqooyi oo sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Gobollada Woqooyi (Soomaaliland) Khadar Xariir Xuseen, ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka...










