Ciidanka Danab oo Gobolka Sh/Dhexe ka fuliyay howlgallo nabad sugid ah
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska danab ayaa sakay waabarigii waxay howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulada lagu magacaabo jameeco jiliyaale oo ka tirsan gobolka...
Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka Ururka Ganacsiga Aagga Xorta ah
Wasiiru-dawlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha XFS mudane; Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa maye, ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii lixaad ee ay yeeshaan wasiirrada ganacsiga dalalka Afrika...
Boliiska Gobolka Banaadir oo dhagar-qabo ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay degmada Kaaraan
Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta duhurnimadii ku dilay Degmada Kaaraan xubin ka tirsanaa malleeshiyada Al-Shabaab.
Dilka ninka ka tirsanaa Argagixisada ayaa yimid markii ay...
Madaxweynaha maamul goboleedka hir-shabeelle oo lago soo dhoweeyey Moqdisho
Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Mudane Ali Guudlawe Hussein oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxwaynaha...
Maamulka Gobolka Banaadir oo shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021
Xafiiska waxbarashada maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo ay Taariikdu tahay 8/7/2020 soo bandhigay natiijada Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021.
“Waxaa hadda...
Agaasimaha guud Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka qayb galay Barnaamijka qiimaynta halista qaraxyada
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Saciid Samantar iyo Agaasimaha Waaxdka Yurub iyo Maraykanka, Cabdidaahir Cabdiraxmaan Cabdi ayaa shalay Addis Ababa, Itoobiya, dalka...
Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qeyb galaya Shirka Golaha Wasiirrada ee Jubbaland
Kismaayo- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Eng Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan ayaa si...
Waa sidee xaalka dekadda Dubai oo maalinti shalay dab ka kacay?
Markab qaada konteenarada ayaa dab ku qabsaday mid kamid ah dekadaha ugu mashquulka badan caalamka ee Dubai, gelintii dambe Arbacadii shalay, mas’uuliyiinta maxaliga ah...
Hawlgallo ciidan oo ka socda Mudug iyo Galgaduud
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Gal-mudug mudane falagle ayaa sheegay in ay socdaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo la doonayo in kooxaha nabad-diidka looga sifeeyo...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo casho sharaf u sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee heer Federaal iyo...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee...










