Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo ka badbaaday qarax loo adeegsaday gaari

0
Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ayaa ka badbaaday Qarax loo adeegsaday gaari kaas oo lagu weeraray kolonyadda taliyaha oo marayay meel u...

Ra’iisul wasaare Rooble oo u kicitamay Garbahaareey

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u kicitimay degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, halkaasi oo ka mid ah goobaha...

R/wasaaraha XFS oo Kismaayo kulan kula yeeshay Saraakiisha Ciidamada AMISOM.

0
Ra’iisul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo uu la socday  Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay taliyeyaasha sare ee ciidamada...

Nadaafadda Deegaanka waa waajib saaran Cid kasta (warbixin)

0
Dadnimo wanaagsan waxaa la helaa ama ay imaan kartaa marka qof , qoys ama ummad ay garato in la dhowro deegaanka,lagana hortago wax kasta...

R/wasaare Rooble oo kulan dhiiri-galin ah la qaatay Ciidanka Xoogga ee 43-aad

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ciidamada taliska qeybta 43-aad ee ka howlgala Jubbooyinka ayaa ku boggaadiyey ciidanka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY GUDDIGII IYO HAWL-WADEENNADII XUSKA TODDOBAADKA XORRIYADDA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo casho sharaf ku maamuusay Guddigii iyo...

Ciidanka Danab oo Gobolka Sh/Dhexe ka fuliyay howlgallo nabad sugid ah

0
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska danab ayaa sakay waabarigii waxay howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulada lagu magacaabo jameeco jiliyaale oo ka tirsan gobolka...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka Ururka Ganacsiga Aagga Xorta ah

0
Wasiiru-dawlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha XFS mudane; Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa maye, ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii lixaad ee ay yeeshaan wasiirrada ganacsiga dalalka Afrika...

Boliiska Gobolka Banaadir oo dhagar-qabo ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay degmada Kaaraan

0
Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta duhurnimadii ku dilay Degmada Kaaraan xubin ka tirsanaa malleeshiyada Al-Shabaab. Dilka ninka ka tirsanaa Argagixisada ayaa yimid markii ay...

Madaxweynaha maamul goboleedka hir-shabeelle oo lago soo dhoweeyey Moqdisho

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Mudane Ali Guudlawe Hussein oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxwaynaha...