Wararka

Shirka Wasaaradda Maaliyadda XFS iyo Wasaaradaha Maaliyadda D/goboleedyada oo la soo gabogabeeyay

0
Shirkan oo uu dhaxeeyay wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka iyo wasiirada Maaliyadda ee dowlad goboleedyada ayaa lagu soo gabogabeeyay Muqdisho, waxaana laga soo saaray war...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socday hey’adda UNHCR

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaaminayay madaxa UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse. Ra’iisul...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNE WILLIAM RUTO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nayroobi kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Samoei...

Madaxweyne Lafta-gareen iyo wakiillo ka socda beesha caalamka oo ka wada hadlay abaaraha iyo...

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhaba ku qaabbilay wafdi ka socday Safiirrada Beesha Caalamka ufadhiya Soomaaliya...

William Ruto oo goordhowed loo dhaariyey madaxweynaha Kenya.

0
William Ruto oo goordhowed loo dhaariyey madaxweynaha Kenya. Madaxweynaha dalka Kenya ayaa Goordhowed loo dhaariyey William Ruto oo ku guulaystay Doorashadii dhowaan ka dhacday Dalkaas. Munaasabada...

Wasiirka wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo dhagax-dhigay suuq casri ah

0
Wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta dowlad goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe Casir oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka shaqada Galmudug, duqa Dhuusamareeb...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka tacsiyeeyay geerida boqorad Elizabeth II

0
Wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta dowlad goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe Casir oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka shaqada Galmudug, duqa Dhuusamareeb...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka tacsiyeeyay geerida boqorad Elizabeth II

0
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka tacsiyeeyay geerida boqoraddii dalka UK ee Elizabeth II oo ku dhimatay dalka Ingiriiska. Wasiirka wasaaradda...

Mareykanka oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha militari ee...

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha militari ee u dhaxeeya Azerbaijan iyo Armenia kadib...

Isku dhacyo Ciidan oo ka dhacay xuduudka dalalka Azerbaijan iyo Armenia

0
Wasaraadda difaaca dalka Azerbaijan ayaa sheegtay in is rasaasayn ka dhacday xuduudka labada dal iyadoo ku eedaysay in Ciidanka Armenia isku dayeen in ay...