Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo qaabbilay wafdi kasocday Hay’adda IOM
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska...
Sargaal ka tirsan Ciidamada Israa’iil oo lagu dilay Jiniin
Ciidamada Israa’iill ayaa sheegay in la dilay sargaal sare oo Ciidamadooda ka tirsan, kadib markii ay iska horimaadyo kala kulmeen Xooggaga wax iska caabinta...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo Safiirka Dowladda Qadar oo dhigey dhismaha qeybta Emergency-ga ee...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Safiirka Dowladda Qadar ayaa si wadajir ah u dhagax dhigey...
Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo QM Warbixin ka siisay Abaaraha kajira dalka
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, oo uu wehliyo Ku xigeenka Xoghaya guud ee Qaramada midoobay Martin Grifiths, ayaa...
Wasiir Caddaala “Argagixisada waxay bilaabeen in ay Qabaa’illada isku diraan si ay u sii...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa sheegay in markii laga awood roonaaday argagixisada ay bilaabeen inay iska...
Duqeymo cirka ah oo dib ugu bilowday gobolka Tigray
Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya ayaa lagu garaacay duqeymo cirka ah, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka, laba maalmood kadib markii maamulka TPLF ee halkaas...
Munaasabad xilka kula wareegayay Guddoomiya cusub ee Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Aqalka Dowlada...
Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Gobolka...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS oo daah-furay Barnaamijka isku dubaridka Biyaha
Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay Iskudabaridka Barnaamijyada Biyaha oo jeedadiisu tahay in la xoojiyo isku xirka,...
Wasiirka Qorshyenta Soomaaliya oo Muqdisho Ka furay Shirka Wadatashiga Qaranka
Wasiirka Qorshenynta Qaranka oo maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka Madasha wadatashiga Golaha Horumainta Qaranka (National Development Council) iyada oo ay ku mideeysan yahiin...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo qaabilay wafdi ka socday hey’adda Qatar Foundation
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda hay’adda Qatar Foundation oo ay ka...










