Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa dalka...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah...
Wasaaradda arimaha dastuurka XFS oo Dhuusamareeb ka daah furtay shirka wadatashiga dastuurka dalka
Wasaaradda arimaha dastuurka dowlada Federaalka Soomaaliya oo kaah-shaneysa Wasaaradda dastuurka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ka daah furay wadatashi iyo aragti wadaag socon doona...
Turkiga oo badbaadiyay 95 ruux oo magangalyo doon ah.
Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 95 ruuuc oo magangalyo doon ah,ka dib markii Ilaalada Xeebaha Giriigga ay si qasab ah dib ugu soo...
Maxkamadda darajada koowaad ee Gaalkacyo oo xukuno ku riday seddex ruux oo eedaysanayaal ah.
Maxkamada darajada koowaad ee dagmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xabsi ku riday saddax ruux oo ku eedeeysnaa ka...
Turkiga oo badbaadiyay 95 ruux oo magangalyo doon ah
Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 95 ruuuc oo magangalyo doon ah, kadib markii Ilaalada Xeebaha Giriigga ay si qasab ah dib ugu soo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida kala hadlay xoojinta amniga dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida ee dalka oo uu kala hadlay xoojinta amniga...
Ra’iisul wasaare Rooble oo faray Xeer Ilaalinta iyo maxkamadda Ciidammada Qalabka sida inay baaris...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Hoggaanka Maxkamadda Ciidammada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaannada Deefow iyo Kabxanley...
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan hay’adda Qaxootiga...
Ku simaha madaxwaynaha ahna Madaxwayne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane Suldaan Cabdiqaadir Maxamuud, ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayay...
XIISO BADAN LOOMA QABO XOG HADDAY BANNAAN TAAL
Waa hubaa haddii si Fiican loo fahmo ujeedada cinwaankeyga in ay wax badan iska beddeli doonaan sida ay hadda wax u jiraan marka loo...