Wasiir dawlaha arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shir deg deg ah oo ay...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta kaga qeybgalay aaladda fogaan aragga Kaltanka 21aad shir aan caadi ahayn...
Maalinta caalamiga ah ee dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo dunida laga xusayo
Sanad walba 3-da December waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee loo aqoonsaday in ay leeyihiin dadka naafada ah, waxaana Qaramada Midoobay u asteysay...
Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo shaaciyay in Daagaalka Gobolka Waqooyiga lagu soo afjarayo wax ka...
Wasiirka maaliyada dalka itoobiya Ahmed shide ayaa sheegay in wax ka yar isbuuc lagu soo afjarayo dagaalka ka socda waqooyiga itoobiya.
Ahmed shide oo wareysi...
Wasiirka Haweenka ee XFS oo qaabishay ergayga gaarka ah ee dawladda Norway ee Soomaaliya...
Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim iyo ku xigeenka wasiirka Marwo Xiis Xassan ayaa xafiiska ku qaabilay marwo Heidi Elburgi...
Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed oo kulan laqaadatay dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku...
Lakulanka dadka baahiyaha gaarka ah qaba waa mid dareen gaar ah abuurta muuqaal ahaanna ka duwan kulamada kale caadiga ah ee dhaca, waxaa lagu...
Donald Trump uu Shardi ku xiray inuu ogolaadu in looga guulaystay doorashadi Maraykanka.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay shalay Khamiistii inuu iska tagayo Aqalka Cad haddii Guddiga nidaamka ergada doorashada ay caddeyaan in Joe Biden uu...
Hanti dhawraha Qaranka oo daah furay shir Fogaan arag ah oo ay ka qeyb...
Hantidhawraha Guud ee JFS Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta furay Shir sannadeedka Xafiiska Hantidhawrka Guud iyo Xafiisyada Hantidhawrada Dowlad Goboleedyada 2020.
Shirka oo ay...
Gabar soomaaliyeed oo heysata dhalashada Mareykanka oo ka baxeysa shaqada Models.
Halimo Adan oo ah gabar soomaali mareykan ah islamarkaana oo heer sare ka gaartay dhanka Models ee dumarka dharka xayeesiiya ayaa sheegtay in ka...
Faransiiska oo Soomaaliya ka cafiyay lacag dhan 306 milyan.
Heshiiskaan oo dowladda Faransiisku Soomaaliya uga cafisay 306 milyan oo dolarka marekanka ah ayaa waxaa Muqdisho ku kala saxiixday Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Wasiirka Qorheynta oo la kulmay hay’adaha Masiibooyinka Puntland.
Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka socday Hay’adaha Gar-gaarka...