Ciidamadda dowladda oo la wareegay deeggaano hor leh oo ka tirsan degmada Rab-dhuure
Xuddur- Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10-km u jira degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool oo kooxaha Khawaarijta...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay safiirka Sudan ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Harruuse ayaa xarunta wasaaradda arrimada dibadda ee Muqdisho ku qaabilay...
Ciidanka xoogga dalka iyo shacabka ku sugan shabeellada dhexe oo isu diyaarinaya dagaal ka...
Magaala xeebeedka Cadale ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa waxaa ka socda abaabulkii iyo diyaar-garowgowgii ugu dambeeyay ee ay ciidamada xoogga iyo dadka shacabka ah...
Wasiirka ganacsiga oo shirkadaha duullimaadyada ku amray inay joojiyaan la macaamilka Al-Shabaab
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa isaga oo fulinaya doorka Wasaaradda ee la dagaalanka Kooxda Argagaxisada ah ee Al-Shabaab, wuxu...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo hey’adda FCA oo ka wada hadlay nabadeynta iyo dhismaha goleyaasha...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya mudane, Axmed Maacllin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi ka socday hey’adda laga...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo iska kaashanaya cirib-tirka fikirka xagjir-nimada
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane, Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya dalkeenna u fadhiya Ambassador, Ahmed...
Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay xubno ka socda saaxiibbada Caalamka ee Soomaaliya taageera
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xalay kulan casho iyo mahadcelin ah kula yeeshay magaalada Nairobi xubno sare oo ka socda saaxiibbada...
Ciidanka xoogga oo la wareegay degaanka Yasooman
Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga xoreynta gobolka Hiiraan ayaa goordhow si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Yasooman ee bariga gobolka Hiiraan.
Degaanka Yasooman...
Soomaaliya oo ka qayb galaysa shirka Tamarta iyo todobaadka Batroolka Afrika
Wasiirka Macdanta iyo Batroolka XFS Xil, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay shirka Tamarta iyo todobaadka shidaalka Afrika oo ka dhacaya magaalada Cape Town...
Soomaaliya iyo Sweden oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Abdisalam Sharif Hussein oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya, ayaa halkaas kulan kula qaatay safiir ku...










