Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka golaha Wasiirrada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey shirka...

Weerar ka dhacay dalka Thailand oo sababay dhimashada 34 Caruur ah

0
Thailand weerar lagu qaaday xarun lagu xanaaneeyo caruurta oo sababay dhimashada 34 qof. In ka badan 34 qof oo u badan caruur ayaa ku dhintay...

Wasiirka maaliyadda oo la kulmay madax ka tirsan Bankiga Adduunka

0
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee XFS , Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kula kulmay madax ka socotay Bangiga...

Ciidanka Qaranka oo Basra ku dilay sagaal dhagar-qabe

0
Ciidanka nabad sugidda iyo sir-doonka Qaranka ee NISA iyo Ciidanka Haram-cad ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey Tuulooyin hoos-taga deegaanka Basra, halkaasi oo ay ku...

Maamulka gobolka Banaadir oo deeq raashiin ah gaarsiiyay barakayaal ku sugan deegaanka Gubadleey

0
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Marwo, Basma Caamir Axmed (Jaketti) Xog hayaha guud ee maamulka gobolka Banaadir iyo...

Ciidanka XDS iyo dadka deegaanka Lambar 50 oo fashiliyay Miinooyin ay Al-shabaab aaseen

0
Ciidamada deegaanka KM 50 ee gobolka Shabeellada hoose ayaa fashilayay miino ay kooxda dhaqar-qabayaasha Al-Shabaab ku aaseen inta u dhexeysa Muuri iyo Lambar 50. Ciidamada...

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta “Dowladda ajandaheeda kowaad waa in ay ciribtirto nimankaan khawaarijta ah...

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS , C/raxmaan Yuusuf Al- Caddaala ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya uu ajandaheeda koobaad yahay in ay ciribtirto kooxda...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee arrimaha Afrika u...

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergeyga gaarka ah ee arrimaha Geeska Africa u qaabilshan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA GUDDOOMAY WASIIRKA ISGAARSIINTA DALKA ALGEIRA DHAMBAAL UU UGA SIDAY...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta Dalka Al-geria Mudane Maxamed Buu Saleymaani ayaa ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wefdi ballaaran oo ka socday...

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee dowladda federaalka Soomaaliya mudane Abshir Omar Jama Hurruse ayaa magaalada Muqdosho ku soo dhaweeyay wafti ka kooban...