Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjooge iyo 13-dhagar qabe oo ka...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ku dilay horjooge Maxamed Nuur Shire oo argagixisada...
Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay madaxda Bangiga ee bariga Afrika oo Soomaaliya ay...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cilmi Maxamed Nuur ayaa booqasho ku tagay Xarunta bangiga Horumarinta Afrika (AFDB) ee magaalada Nairobi, halkaasi oo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo khadka Taleefanka kula hadlay Dhiggiisa Finland.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefanka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka Finland Mudane Matti Vanhanen,...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo Booqday Dhaawacyadii laga keenay Baled weyne
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo maanta booqday xaaladda dhaawacyadii laga keeney Magaaladda Baladweyne.
Wasiirka ayaa Maamulka iyo Dhaqaatiirta Isbitaalka...
Galmudug iyo safiirka Talyaaniga oo saxiixay heshiis lagu dhisayo garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb
Xaflad lagu maamuusaayey saxiixa heshiis ku saabsan mashruuca dayactirka garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb,ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Heshiiska saxiixaan waxaa ka qeybgalay Wasiirka Gaadiidka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo maanta fulisay xukun dil ah
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa manata xukun dil ah ku fulisay xidigle C/naasir Daa’uud sheekh Xasan oo si baereer ah u dilay taliye dhamme...
Ciidanka Dowladda oo tiro Al-Shabaab ah ku dilay deegaano ka mid ah Shabeelooyinka
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn
Ciidanka Dowladda ayaa 19 dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab ku dilay Tuulada Muryaale oo u dhaxaysa Basra iyo Balcad, ka dib markii...
Qaramada Midoobay“waxaan u baahanahay hal bilyan oo lagu taakuleeyo Soomaaliya”
Madaxa bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay si degdeg ah gargaar u gaarsiiyaan dadka Soomaaliyeed.
Martin Griffiths oo la...
Xildhibaan Sanbaloolshe oo ku baaqay in midnimo lagu wajaho kooxaha argagixisada
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa sheegay ay xanuunka la qeybsanayaan shacabka Gobalka Hiiraan oo ka soo kabanaaya qarax...
Madaxweynaha Puntland oo Guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Puntland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada, waxaana ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka maamul Goboleedka Puntland...










