Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM  Jeneral Diomede Ndegeya, iyo ku xigeenkiisa maj gen...

Jaamacadda Carabta oo Suudaan ugu baaqday in xiisadda taagan lagu xalliyo wada hadal

0
Xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta, Axmed Abul Geyt, ayaa walaac xooggan ka muujiyay arrimaha kasocda dalka Suudaan, wuxuuna ugu baaqay dhammaan dhinacyada Suudaan...

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaalada Guri-Cel

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug Madaxweenaha ayaa ugu horeen shacabweenaha Galmudug...

Madaxweynaha Ruushka iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain oo khadka taleefoonka ku wada hadlay ka hor...

0
Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay arrimaha isbeddelka cimilada, xaaladda Afgaanistaan ​​iyo dib u soo celinta Qorshaha Wadajirka ah ee Waxqabadka (JCPOA), oo loo...

Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun ku riday Mulkiilaha Heya’adda Sahan

0
Matt Brydan mulkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayey Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka,...

Guddoomiyaha Guddida hirgelinta doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

0
Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Mudane Maxamed Xasan Ciro iyo Xubno kale oo ka tirsan GHDHF ayaa gaadhay Magaalada Baydhabo ee xarunta...

Madaxweyne QoorQoor oo ka hadli doono Xaaladihii ugu dambeeyey Guriceel iyo mowqifka Galmudug.

0
Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa la filaya in goor dhaw ka hadlo Xaaladda Degmada Gurceel iyo mowqifka Galmudug ee...

Hogaamiyaasha Ruushka iyo Britain oo khadka taleefoonka ku wada hadlay ka hor shirka G20.

0
Madaxweynaha Ruushka iyo Ra'iisul wasaaraha Britain ayaa kawada hadlay arrimaha isbeddelka cimilada, xaaladda Afgaanistaan ​​iyo dib u soo celinta Qorshaha Wadajirka ah ee Waxqabadka...

Dil ka dhacay Maraykanka oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac

0
Inta la xaqiijiyey labo qof ayaa ku dhimatay afar kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib toogasho ka dhacday Suuq Ganacsi oo ku yaal Gobolka...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka oo kulan laqaatay Madaxweynaha Puntland

0
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadam Cabdinaasir iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa waxaa ay kulan...