MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXA HAY’ADDA QAXOOTIGA ADDUUNKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta ayaa laga soo saaray qaraaro...
Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta uga socday Magaalada Ifran ee Boqortooyada Marooko ayaa laga soo saaray qaraaro muhiim ah.
Wasiirka Cadaalada iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo Saraakiil kale oo gaaray degmada ceelberde
Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo wafdiga saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada ceelberde,si ay uga qeybqaataan abaabulka ka socda degmada ceelberde ee la...
Ciidanka Dowladda iyo kuwo madani ah oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga Jowhar
Ciidanka Dowladda iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa kooxaha argagixisada kala wareegay deegaanno kamid ah Gobolka Sh/dhexe ee maamulka Dowlad goboleedka Hirshabeelle
Howlgalkaan oo ay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Dalka ku soo dhoweeyey Madaxa Hey’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR)...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho kusoo dhoweeyey madaxa hey’adda...
Liz Truss weey tagtay: Yaa noqon doona ra’iisul wasaaraha cusub ee UK?
Todobaadka soo socda ,waxaa dalka Ingiriiska ka dhacay doorasho hogaamineed, si loo doorto qofkii bedeli lahaa Liz Truss ka dib markii ay ku dhawaaqday...
Bakool: Ciidamo madani ah oo ku biiray dagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab
Ciidamo madani ah oo ka socda degmada ceelberde ee gobolka bakool ayaa ku biiray dadaaladaa loogu jiro ka qeyb qaadashada howgalka xureynta kooxaha maleeshiyaadka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAXAA NAGA GO’AN IN DHAQANKEENNA BULSHO IYO DOWLADNIMO AAN KU ILAALINNO...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah oo maanta lagu soo gab0-gabeeyey...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYEYAASHA MAXKAMADDA RAFCAANKA IYO MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Gobolka Benaadir, kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha...
Wasiirka Amniga XFS iyo Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo Xarigga ka jaray Dhismaha Cusub...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa si...










