Wararka

Antonio Guterres oo ka hadlay walaaca ku saabsan xaaladda degdegga ah ee dalka Itoobiya.

0
Guterres “waxa uu aad uga walaacsan yahay rabshadaha sii kordhaya ee Itoobiya iyo ku dhawaaqista xaalad degdeg ah oo dhowaan lagu soo rogay,” afhayeenka...

Maraykanka oo qirtay inay si khalad ah u dhacday duqayn uu ka fuliyey Kabul

0
Weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanku leeyahay bishii Ogosto oo sababay dhimashada 10 qof oo rayid ah oo reer Afgaanistaan ​​ah,...

Dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada oo xoojinaya iskaashiga dhammeystirka diiwaanka mideysan

0
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Shaqada Dawlad gobolleedyada Dalka ayaa Muqdisho ka furay shir wada tashi ah oo ku...

Facebook oo laga saaray qoraalka Ra’isul wasaare Abiy Axmed

0
Shirkadda Facebook oo tirtay qoraalka Ra’isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed iyadoo ku dooday in uu ka dhan ahaa siyaasadda shirkadda ee hurinta rabshadaha. Axaddii ayaa...

Xabbad joojin ka dhaqan gashay deegaanka Dhagtuur oo dhawaan lagu dagaallamay

0
Galmudug ayaa xabbad joojin ka dhaqan galisay degaanka Dhagtuur ee Koofurta gobolka Mudug kadib markii saacadahii lasoo dhaafay siyaabo kala duwan loogu dilay 3...

Ciidamada oo howlgallo ka sameeyay magaalada Guriceel

0
Cadaado- Cutubyo ka kala tirsan Ciidamada Milateriga, Booliska iyo Nabad sugidda ayaa Maanta siwadajir ah howlgallo qorsheysan oo Ammaanka lagu xaqiijinaayo uga fuliyay degmada...

Diyaarad ku burburtay Dooloow Soomaaliya

0
Diyaarad nooca rakaabka oo ka ambabaxday magaalada Muqdisho kuna sii jeedday degmada Dooloow Soomaaliya ayaa maanta ku burburtay madaarka magaalada Dooloow. Diyaaraddan ayaa u rarneeyd...

Wasiirka Caddaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabbilay ku xigeenka Ergayga QM u qaalbilsan Soomaaliya

0
Wasiirka caddaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane  Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee Qm u qaalbilsan arrimaha Soomaaliya,...

HOWL-GAL LAGU XAQIIJINAYO AMAANKA GOBOLKA GEDO OO KA DHACAY DULEEDKA DEGMADA GARBAHAAREEY

0
Howlgalkani oo ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amaanka magaalada Garba-haareey iyo nawaaxigeeda halkaasi oo lagu wado inay ka qabsoonto Doorashada Goloha shacabka ee Baarlamaanka J.F.S. Howlgalka ayaa...

AGAASIMAHA GUUD WASAARADDA GAASHAANDHIGGA OO KORMEER SHAQO KU TAGAY XARUMAHA CIIDANKA BADDA SOOMAALIYA.

0
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumaha kala duwan ee Ciidanka Badda Soomaaliya ku leeyahay caasimadda dalka, sida xarunta dhexe...