Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeer ku sameeyay qaar ka tirsan Xafiisyada Maamulka Gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta kormeer ku sameeyay qaar ka tirsan Xafiisyada Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasiiru Dowlaha Wasraadda Caafimaadka XFS oo kormeer shaqo ku tagtay Isbitaalka Hooyadda iyo Dhallaanka...

0
Wasiiru Dowlaha Wasraadda Caafimaadka HE.Dr Maryamo Maxamud Xuseen ayaa kormeer ku tagtay Isbitaalka Hooyadda iyo Dhallaanka ee Banaadir. Wasiirka waxaa ku soo dhaweeyay Isbitaalka Dr...

Maxkamadda Ciidamada oo saaka dil toogasho ku fulisay laba ka tirsan argagixisada

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukunkii dilka ahaa ee horay ugu dhacay waxay ku fulisay Shucayb Cabdullaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdi Jabaar...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada

0
Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo bandhigay...

Wasaaradda Gaadiidka oo guddi u saartay dib u howl-gelinta Somali Airlines

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda, Fardowsa Osman Egal ayaa  magacowday guddiga ka talo bixinta dib u hawlgalinta Soomaali Airlines. Dib u hawlgalinta Soomaali Airlines ayaa...

Ciidanka Xoogga oo Argagixisada kala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

0
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya shacabkooda ayaa maanta maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ka nadiifiyay  deganada kala ah Dhuumoodle, Dawaca xun, iyo baraagta sigane, ee gobolka...

Dowladda Soomaaliya oo sameysay hab lagu la dagaalamayo lacagaha baada ah ee Argagixisada

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sameysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya baada ay argagixisada ka qaadaan Ganacsatada. Shir jaraa’id...

Agaasimaha guud ee madaxtooyada Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Magatte Guisse

0
Agaasimaha guud madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Qaxootiga Aduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse Kulanka oo...

Ra’iisal wasaare Xamsa oo faray madaxda iyo shacabka in si isku mid ah dagaalka...

0
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madaxda iyo Shacabka Soomaaliyeed faray in ay si isku mid ah ugu wada qeyb...

Duqa Muqdisho oo ku baaqay in loo Midoobo dagaalka ka dhanka ah argagixisada

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay ku booqday Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dhaawacyada Ciidamo dagaal culus kula...