Ciidanka Xoogga oo Argagixisadda kala wareegay Deegaanka Qaayib
Ciidanka xoogga dalka oo ay wehliyaan macawislayda deegaanka ayaa goor dhaw la wareegay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, kaas oo degmada Baxdo koofur ka...
Barta xiriirka bulshadda ee whatsapp oo hawada uga maqan
Barta xiriirka bulshadda ee whatsapp ayey ku timid cilad guud oo dunida oo dhan ah,ciladan ayaa saamaysay malaayiin dad ah kuwaas oo kala jooga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeey Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka Britain, Rishi Sunak.
Wasiirkii hore ee Maaliyadda dalka Ingiriiska...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo isbitaal ku yaalla Turkiga ku booqday Afhayeenkii hore ee Baarlamaanka...
Istanbul- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo safar transit ku ah magalada Istanbul ayaa waxaa uu...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨
𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨- Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ee dowlad goboleedka...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,...
Dowladda Soomaliya ayaa warsaxafadeed kasoo saartay hawlgalo lagu dilay xubno sare oo ka tirsanaa...
Hawlgallo guulaystay oo ay iska kaashadeen Sirdoonka Qaranka iyo saaxiibadooda caalmiga ah ee taageera ayaa lagu laayay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta Alshabaab,...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo kulan sagootin ah u sameeyey Dhaqaatiir howla Qaliin ah ka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumqdda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo kulan sagootin ah u sameeyey Dhaqaatiirta Isaga-goosha Qaaradaha ee Hey’adda...
Wafdi isugu jira Xildhibaano &Sarakiil Ciidan oo gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan
Wafdi isugu jira xildhibaan katirsan golaha Shacabka, Wasiiro katirsan Maamulka Hir-Shabeelle iyo Saraakiil Ciidan ayaa maanta lagu soo dhaweeyay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan
Xubanha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeer ku sameeyay qaar ka tirsan Xafiisyada Maamulka Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta kormeer ku sameeyay qaar ka tirsan Xafiisyada Maamulka Gobolka Banaadir...










