Wararka

Muhaajiriin dhaawacayo ka duwan qabo oo laga helay Giriigga

0
Ururka Dhakhaatiirta aan xuduudda laheyn, ayaa sheegay in galankii danbe ee shalay ay jasiiradda Giriigga ee Lesbos ka heleen muhaajiriin dhaawacyo kala duwan qaba...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan sagootin ah laqaatay Danjiraha xilka baneeynaya ee dalka...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cade kulan sagoo tin ah kula qaatay danjire...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka oo Kampala Shir Uga Qaybgalaya

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay khilaafaadka dhulka ee dalalka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan sagootin ahaa la qaatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa casho sharaf sagootin ah hoygiisa ugu sameeyay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Xasan Bin...

Labo Dhagar qabe oo katirsanaa Daacish oo dil toogasho ah lagu fuliyay

0
Maxmamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil toogasho ah fagaaraha Iskuul Bulusiya ugu fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa maleeshiyaadka argagixisada...

Soomaaliya oo ka gudubtay habraacyada wejiga koowaad ee ku biirista daladda bulshadda ee Bariga...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Hamza Abdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka la yeeshay saraakiisha...

Galmudug oo bogaadisay hawlgalka Ciidanka Xoogga kula wareegeen deegaanka Qaayib

0
Dowladda goboleedka Galmudug waxay bogaadineysaa howlgalka ciidamada xoogga Dalka, kuwa daraawiishta Galmudug iyo dadka deegaankaba ay ku xoreeyeen deegaanka Qaayib. howlgal qorsheysan oo ay si...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN AH KULA QAATAY VILLA SOOMAALIYA WAKIILKA GAARKA AH...

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hey’adda WHO...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Madaxa Hey’adda...