Wararka

Duqa Muqdisho oo ku baaqay in loo Midoobo dagaalka ka dhanka ah argagixisada

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay ku booqday Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dhaawacyada Ciidamo dagaal culus kula...

Daad ku soo rogmaday Xaafado ka tirsan Magaalada Qardho

0
Garowe- Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Qardho ayaa sheegaya in Daad xooggan ku rogmaday gudaha Magaalada. Biyaha ayaa ka yimid tuulooyin fog fog, waxaana xusid...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qeyb galaya Shirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo khudbad ka jeediyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta ee Ururka OIC

0
Istanbul: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Daud Aweis Jama, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirka 12-aad ee Wasiirada Warfaafinta...

Shirka Wadashatiga ee Wasiirrada Kalluumeysiga DF iyo Dowlaha Xubnaha ka ah oo qoddobo laga...

0
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlaha xubanaha ka ah dowladda Federaalka ayaa shir...

Kulan looga hadlay dardar gelinta Howlaha Golaha Shacabka

0
Kulanka Guud ee Xoghayaasha iyo Agaasimiyaasha Waaxyaha ee Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta ka dhacay xar Guddiyada ee Villa-Hargeysa. Kulanka ayaa waxaa shir Guddoominayeyaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dadka Soomaaliyeed waa ay gaari doonaan guulo waa wayn haddii ay...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wajiga koowaad...

Ra’iisul wasaare Xamse “Shuhadada dagaalka bilad sharaf weyn ayay ka heli doonaan Dowladda iyo...

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay shuhadadii ku shahiiday dagaalka dib-u-xoreynta, gaar ahaan...

Ciidamada xoogga dalka oo dilay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-shabaab

0
Ciidamada xoogga dalka ayaa degaanka Moqo-kori ee gobolka Hiiraan ku dilay horjoogayaal ka tirsan nabad-diidka Al-shabaab oo baxsad ahaa. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa...

Ciidamada DF oo deegaano cusub kala wareegay argagixisada

0
Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta argagixisada kala wareegay deegaanada Masjid Cali Gaduud iyo Buurdacaar oo ka wada tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay...