Wararka

Ciidamadaa Boliiska waa wehelka Shacabka (Warbixin)

0
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ciidanka Booliska ugu Hambalyeeyay Sanadguurada 77-aad

0
Muqdisho- Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo la hadlay SONNA ayaa ciidanka Booliska ugu hambalyeeyay sanadguurada 77-aad ee aas aaska...

Madaxweyne Farmaajo oo shir aan caadi ahayn kaga qeyb galaya dalka Jabuuti

0
Muqdisho- Magaalada Jabuuti waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo Shirka 38-aad ee aan Caadiga ahayn ee Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayo xaaladda...

Wasaaradda caafimaadka XFS oo tababbar ku saabsan dhimirka u soo xirtay xirfadleyaal caafimaad

0
Muqdisho- Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo kaashaneysa hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa soo gabagabeysay tababbar ku saabsan caafimaadka...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo interlock ah oo isku xirta Furayaasha iyo suuqa...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Maanta dhagax dhigay Waddo Interlock ah oo laga hirgelinayo Degmada Warta...

Soomaaliya oo Kenya uga digtay xasillooni darrada ay ka waddo Xadka

0
Muqdisho- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kenya uga digtay abaabulka Militari ee ay ka waddo aaga Mandheera iyada oo hubeyneysa jabhad si sharci daro ah dalkeeda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Gaalkacyo

0
Muqdisho.- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa xalay booqday dad ku dhaawacmay qaraxii argagaxisada ee gelinkii dambe shalay ka fulisay Magaalada Gaalkacyo. “ Waxaan...

Ra’iisul wasaaraha XFS “Shacabka Soomaaliyeed waa in ay u midoobaan la dagaallanka Cadowga”

0
Muqdisho- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada iyo ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxeen...

Nigeria:Arday todobaad ku jiray gacanta Boko Xaaraam oo si nabad ah u soo laabtay

0
In ka badan 300 oo arday  iskuuley ah oo usbuucii la soo dhaafay lagu afduubtay weerar ka dhacay iskuul ku yaal waqooyi-galbeed Nigeria ayaa...

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka oo gaaray Baydhabo

0
Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayna qayb ka yihiin wasiirro ka tirsan xukuumadda iyo Xildhibaano...