Wararka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdish

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho. Waxaana garoonka...

DF iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis quseeya dhismaha wadooyin muhiim u ah...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday  heshiis ku saabsan  dhismaha wadooyin muhiim u ah Dalka. Heshiiskan ayaa qeyb ka qaadanaya dhismaha waddooyinkan...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Amaro Looga Hortagayo Covid-19

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta waxa uu amar ku bixiyey in bulshada caasimadda ay xirtaan...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyina Heer Federaal Oo Ku Baaqay In Shir Deg Deg Ah La...

0
Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah u kulmaan...

Kulanka Ra’Isul Wasaaraha Iyo Midowga Murashaxiinta Oo Furmay

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hadda kula uga bilowday Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta, kulanka waxaa looga hadlayaa...

Wasaaradda Warfaafinta Galmudug oo daah-furtay munaasabad lagu maamuusayo dhaqanka

0
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah-furtay munaasabad lagu maamuusayo dhaqanka Soomaaliyeed, si loo baro Dhalinyarada da’da yar muhiimada dhaqankooda...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan doorashooyinka looga hadlayay la yeeshay Beesha Caalamka

0
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay sii wadista...

Qarax Miino oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ku geeriyootay qarax Miino oo goordhow ka dhacay agagaarka Dugsiga hoyga Xamar. Qaraxan oo ahaa...

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

0
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 304 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay gobolka Baay

0
Maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaab ayaa waxeey isku dayeen inay weerar kusoo qaadaan degmada Qansax Dheere ee gobolka Baay waxaana halkaasi jab xooggan lagu gaarsiiyay...