Madaxweynaha puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkameda Ciidamada Qalabka sida
Garawe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Wareegto ka soo baxaday xafiiskiisa ku magacaabay G/sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed Guddoomiyaha Maxkameda...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo guddoomiyay Shirka Amniga oo lagu soo bandhigay tallaabooyin la xiriira...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hay’addaha amniga dalka.
Wasaaradaha Gaashaandhigga, Amniga iyo...
Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka
Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo kulan kuleh Xarunta Villa Hargeysa yaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulamay Hoggaamada iyo Fadhiyada Madaxa-banaan ee Ciidanka.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliye xigeenadiisa, ayaa maanta xarunta Akadamiyada ee ciidanka Boliiska Janeraal Kaahiye kula kulmay Taliyaasha...
Ra”iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah furay Shirka madasha Arimaha Bin’adanimada
Ra”iisul wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay Shirka madasha Arimaha Bin’adanimada oo maanta Muqdisho ka furmay.
Shirkaan oo soo agaasintay...
DIFAACA DALKA WAA WAAJIB LOO SIMAN YAHAY
Geyiga aan ku nool nahay ee soomaaliyeed difaaciisa waa mid loo wada siman yahay bulshada oo dhanna waxaa looga baahan yahayin ay ka difaacaan...
CARUURTEENNU WAXAY HALIS UGU JIRAAN INAY BARTAAN BALWADAHA KALA DUWAN.
Waa cabsi taagan, waa arrin taabaneysa guud ahaan bulshadeenna Muslimka ah, waa arrin dhowr jeer leysku dayay joojinta Balwadaha kala duwan, haddana nasiib darro...
Boqolaal ruux oo ku dhintay dhulgariir ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya
ilaa 284 ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen Dalka Turkiga,islamarkaana ay ku dhaawacmeyn in ka badan 2300 halka sidoo kale 200...
Boqolaal ruux oo ku dhintay dhulgariir ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya
Ugu yaraan 76 ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen Dalka Turkiga, halka sidoo kale 200 oo qof ay ku dhinteen Dalka...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay yeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ahaa kaa goordhaw ka furmayo Xarunta...










