Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Dalalka Turkiga, Burundi iyo Thailand

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Burundiย  iyo Thailand ee loo...

Wasiir Faarax Cabduqaadir โ€œMacallimiinta seddexda kun ah laguma qeybin doono nidaamka qabiilkaโ€

0
Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo fulinaysa amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, sidoo kalena gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la yeeshay Bulshada Magaalada Baxdo ee Galgaduud

0
Dhuusmareeb- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud oo uu wehliyo wasiiru dowlaha Gaashaandhigga iyo Wasiirka Cadaaladda Galmudug...

Soomaaliya oo lagu wareejinaayo furaha hagista Duulimaadyada hawada dalka

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo ay wehliyaan Safiirka JFS ee dalka Kenya iyo maareeyaha...

Soomaaliya oo tacsi u dirtay Dowladda Turkiga

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay uga tacsiyeyneysaa Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga khasaarihii iyo waxyeeladii ka dhashey dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey qeybo ka...

Wasaaradda waxbarashadda XFS oo daahfurtay tartanka 3000 oo Macallin

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare (WWH&TS) ee dowladda Federalka Soomaaliyeed iyadoo fulinaysa amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,sidoo kalena gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi u diray Dowladda & Shacabka Turkiga oo la dhibaatoonaya...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray Dowladda iyo Shacabka Turkiga oo la dhibaatoonaya dhul gariir khasaare badan geestay...

Madaxweynaha puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkameda Ciidamada Qalabka sida

0
Garawe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ย Wareegto ka soo baxaday xafiiskiisa ku magacaabay G/sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed Guddoomiyaha Maxkameda...

Raโ€™iisul Wasaare Xamse oo guddoomiyay Shirka Amniga oo lagu soo bandhigay tallaabooyin la xiriira...

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hayโ€™addaha amniga dalka. Wasaaradaha Gaashaandhigga, Amniga iyo...