Wararka

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo faah-faahin ka bixiyay Qaraxii ka dhacay Baydhabo

0
Baydhabo- Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo qof naftii halige ah oo soo xirtay Jaakadda...

Naftii Halige weeraray maqaayad dad shacab ah ku sugnaayeen oo ku taalo Baydhabo

0
Qof naftiis halige ah ahaa oo soo xirtay Jaakadda Walxaha Qarxa ayaa isku qarxiyay Maqaayad lagu qaxweeyo oo ku taala magalaada Baydhabo ee xarunta...

Jarmalka oo ka digay Xiisadda u dhaxeeysa Ukraine iyo Ruushka April 10, 2021

0
Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa ugu baaqdey in Ruushka inuu joojiyo ciidamada uu kusoo daabulayo xuduuda u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka, iyada oo...

Ismaaciil Cumar Geele oo markii shanaad ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti

0
Madaxweyne Ismaacil Cumar Geelle ayaa markii shanaad loo doortay xilka madaxtinimo ee Dalka Jabuti,isagoo helay codad gaaraya boqolkiiba 98 ,sida lagu sheegay warar la...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka qeyb galay kulan loogu duceynayay dhallinyaradii dhawaan lagu xasuuqay...

0
Kulankaan oo ahaa Duco iyo Qur’aan akhris loo sameynayay 12 dhallinyaro cayaartooy ah oo lagu laayay Degmada Shangaani gaar ahan Sedaxda Geed taarikhda markii...

Mas’uuliyiin kala duwan oo ka qeyb galay buugga tacsida Allaha u naxariistee Marxuum Nabadoon...

0
Buuga tacsida Rabi ha u naxaristee Nabadoon Maxamed Aadan Rooble Xuud ayaa maanta ka furmay magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud, waxaana uu Nabadoonka ka...

Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay deegaanno horleh oo dhaca Koonfurta Samareeb

0
Ciidanka xoogga dalka ayaa kusii dhawaanaya magaalada Ceel-laheley ee koofurta Gobolka Galgaduud oo saldhig muhiim ah u ahayd Argagixisada oo gebi ahaanba isaga cararay...

Mashruuc indha fiiqis lacag la’aan ah oo ka bilowda Muqdisho

0
Munaasabad lagu daah furayay mashruuc indha fiiqis ah, baaris iyo daween caafimaad, laguna siinayo muraayadaha araga (ookiyaal) lacag la’aan ah kaasi oo ay ka...

Faa’iidada maalgashiga iyo sare u qaadidda ganacsiga oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
Si loo helo kabac dhaqaale iyo ganacsi horumarsan, isla markaana dhamaan bulshada u furan  in ay doorkooda ka qaataan  ayaa  lagu qabtay qabtay magaalada...

Puntland oo sheegtay in degaannadeeda uu sii kordhay kiisaska COVID-19

0
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in Puntland uu kordhay xanuunka Covid19, waliba dhimashadu ay...