Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo u Hambalyeey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa hambalyo u diray Saraakiisha ,Saraakiil Xigeenada ,Alifleyda ,Dableyda iyo Dhammaan qoysaskooda Munaasabadda 12 April oo ku...

SHEEKADII EEDDO MAAD ISKA JOOGTID!

0
Beri baa nin muudal/dhabcaal ah waxaa u soo martiday sodohdiis, oo sodcaal dheer reerkeedii kaga timi, gabadheedana dhibaad iyo dheef kaleba ugu soo caga...

GANACSIYO NOOC CUSUB AH OO LAGU ARKAYO MUQDISHO

0
Muddooyinkan dambe Muqdisho waxaa ku soo biiraya hindiseyaal ganacsi oo cusub oo aan dalka hore uga jirin. Waxaan la kulmay gaari lagu magacaabay suuqa wareega...

KAALINTA WADDOOYINKA HABEYSAN KA GEYSAN KARAAN ISDHAAFSIGA GANACSIGA

0
Ganacsiga waa wax aan looga maarmin isdhaafsiga badeecadaha iyo waxyaabaha ay soo saaraan Warshadaha. Waddamada reer Galbeedka iyaa isaga gudba habka isdhaafsiga Ganacsiga iyadoo la...

WARBAAHINTA BULSHADA IYO BALLANTII IBLIISKA

0
Ibliisku (Sheydaan) markuu diidey in uu Alle u sujuudo, ayaa la lacnadey, wuxuuna Alle u balan qaadey Cadaab xanuun badan, uuna ku waari doono! Isla...

MA OGTAHAY IN 24,KII SAACBA LABA JEER BADUHU SOO BUUXSAMAAN LABA JEERNA DIB U...

0
Haddii aad u fiirsatid oogada dhulka aan ku nool nahay, waxaa ogaaneysaa in 75% ay tahay biyo  ama bad, dhinac kasta nooga wareegsan. Badahu ma...

Generaal Odowaa oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeyay Sanadguurooda 61-aad oo ku beegan Maalinta Beri ah 12...

TAARIIKHDA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED

0
12-ka April 1960-kii waa xilligii la aas aasay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaa soo lagu aas aasay ciidan ka kooban 8 horrimood, oo lagu...

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya soo gaarsiisay talaalka COVID19

0
Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Fawziya Abiikar Nur ayaa Maanta Tallaalka SINOVAC oo ka mid ah Talaalada ka hortaga Caabuqa Covid-19 ka...

Madaxweynaha Dawlad-gobolleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa dib ugu laabtay Baydhabo.

0
Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meel-gaarka ah ee Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed kedib safar muddo qaatay...