Wararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka China

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Guleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian, oo ay ka wada...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday xubin ka tirsan Al-Shabaab

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun Siddeed Sano oo xabsi Ciidan ah ku ridday Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan oo Al-shabaab u qaabilsanaa Faafinta...

Guddoomiyahii degmadda Xamar -jajab oo la dilay

0
Gudoomiyihii Degmadda Xamar-jajab Maxamed Cabdi Xayle ayaa lagu dilay Weerar gaadmo ah oo Argagixisanimo xilli uu sii galayay Gurigiisa oo ku yaalay Deegaanka Sarkuusta. Afhayeenka...

Maamulka Gaalkacyo oo deeq raashin ah u qeybiyay Qoysas qaba baahiyo gaar ah

0
Deeqdaan oo loogu tala galay in ay afur ka dhigtaan ayaa waxaa maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug uu maanta gaarsiiyay ilaa 70 qoys oo...

Bulshada Xuddur oo maanta u dareeray dukashada salaad roob-doon ah..

0
Boqolaal shacabka ah oo ku dhaqan magaalada xuddur ayaa maanta isugu soo baxay dukashada salaadda Roob-doonka oo Alle looga baryaayey in uu ka saaro...

Ciidamada Xoogga iyo AMISON oo dajiyay qorshe ka dhan ah argagixisada

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo maamulka Midowga Afrika ee Ciidamada  (AMISOM,ayaa ka qeybgalay Kulan laba maalmood ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho,isla markaana lagu...

Maxkamadda Gobolka Baay oo dil toogasho ku xakuntay nin Hooyadii ku dilay Baydhabo

0
Maxkamadda gobolka Baay ayaa ku dhawaaqday dacwad ciqaabeed loo heystay eedeysane Mukhtaar Ibraahim Isxaaq oo Hooyadii Khayrto Shariif Xasan oo 70 jir ah dhawaan...

Wasiiru Dowlaha arrimaha Dibada JFS oo kulan la qaatay Safiirka Russia ee Soomaaliya

0
Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda ee JFS Mudane Belel Cusmaan ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Federalka Russia u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo...

HOWLGAL AY CIIDAMADA DOWLADDA FEDERAALKA GAAR AHAAN 21-AAD AY KA SAMEEYEEN KOONFURTA GOBOLKA MUDUG.

0
Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan 21 Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa saaka dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka wada Koonfurta Gobolka mudug Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo Safiirka Ruushka kala hadlay arrimo labada dal muhiimad u...

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Khamiis ah ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Ruushka ee Jamhuuriyadda...