Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kula la qaatay Hay’adaha Amniga

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga ayaa faray in la dardargeliyo sugidda amniga Caasimadda, xiligaan...

Wasiirka Amniga oo ka warbixiiyay shaqaaqadii ka dhacday garoonka Aadan Cabdulle

0
Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka oo ay weheliyaan madaxda hay’adaha ka howlgala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa kulan degdeg ah ka yeeshey shaqaaqadii maanta ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo amar ku bixiyey in sharciga la horgeeyo cidkasta oo ku...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday garoonka...

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeyb gashay xaflad lagu soo dhaweynayay Dhakhaatiir cusub

0
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay xaflad lagu soo dhaweeynayey Dhakhaatiir takhasusi ah oo wax ku bartay Isbitaalka Erdogan Ex- Digfeer,...

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo Golaha Ammaanka Midowga Afrika uga warbixiyay xaaladda dalka

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa uga warbixiyay Golaha Ammaanka Midowga Afrika xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya. Wasiirka waxa uu mar kale hoosta ka...

Dowladda Soomaaliya oo digniin u jeedisay Dalalka Jabuuti iyo Kenya

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shacabka si toos ah ugala hadlayay Warbaahunta Qaranka ayaa...

Midowga Afrika oo maanta ka shiraya arrimaha Soomaaliya

0
ILASKA DALKA:-Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane...

Dhallinyaro Mustaqbalka dalka ah oo ku dhintay Hoobiyeyaal argagixisadu soo tuurtay

0
Allaha u naxariisto Fahdi Caddow Cabdi iyo Faa’iso Caddow Cabdi ayaa maanta ku geeriyooday hoobiye ay argagixisada Al-Shabaab soo tuureen oo ku dhacay gurigooda...

Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda Ummadda oo xilka la wareegay

0
Ragtarka Cusub ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Dr Xasan Cumar Mahadalla ayaa maanta xilkii kala wareegay Raktarkii Hore ee Jaamacadda Ummadda Dr Maxamed Ahmed Jimcaale. Raktarkaan...

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga oo booqday carruur lagu daweynayo Isbitaalka Xoogga

0
Xoghayaha Xafiiska ka hortagga Askareynta Carruurta iyo ka hortagga Xad-gudubyada ee Wasaaaradda Gaashaandhigga Mursal Buulle oo ay Wehliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda...