Wararka

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska oo tababar loogu soo xiray Gaalkacyo

0
Gaalkacyo.(SONNA)…Mas’uuliyin ka tirsan Maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug,Saraakil iyo kan Degmada Gaalkacyo ayaa ka qeybgalay xiritaanka tababarka aqoonkororsi ah oo ay ka qeybgaleen saraakiil ka...

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed oo soo dhaweeyey heshiiskii cawa la gaaray

0
Madaxweynihii Hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed “Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhinta, anigoo codkayga ku biirinaya in ciidamada...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo guddi u magacaabay kiiska caruurtii lagu dilay Magaaladda Baydhabo.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena...

Wasiirada Cadaaladda iyo Duulista Hawada oo kulan afur ah la qaatay ciidamada amniga

0
Si loo dhiiri geliyo saraakiisha iyo Ciidamada sugaya Nabadgelyada magaalada Muqdisho ayaa Wasiirada Cadaaladda iyo Duulista Hawada, Gudoomiayaha Degmada Hodan,  Taliyaha qeybta guud ee...

Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed oo la afuray ciidamada sugaya amniga magaalada Baydhabo

0
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta, Mudane Kheyre Cali...

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qeyb galay Kulan Afur ah oo uu sameeyey Madaxweynaha...

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa hoyga uu ka degan yahay magaalada muqdisho kulan afur ah ugu sameeyay Ra’isul Wasaaraha...

Xuska Maalinta caalamiga ah ee Umulisada oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo Xildhibaanno ayaa ka qeyb galay  munaasabad lagu xusayey maalinta Caalamiga ah ee Umulisada oo lagu qabtay Muqdisho. Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya,...

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyey go’aanadii kasoo baxay guddigii farsamada ee Ra’iisul Wasaare Rooble...

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa soo dhaweeyey go’aanadii kasoo baxay guddigii farsamada ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u...

Guddigii farsamada ee Ra’iisul Wasaare Rooble u xilsaaray xallinta xasaradihii dhawaan ka dhacay Muqdisho...

0
Kulan uu shir guddoomiyay Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka dhacay hoyga Madaxweynaha Galmudug ayaa looga dhawaaqay go’aannadii ka soo baxay guddigii farsamada ee...

Qodobbada Heshiiskii Galabta lagu gaaray Muqdisho

0
Qodobada heshiiska galabta lagu gaaray magaalada Muqdisho. 1. In dhamaan Ciidamadii ku yimid xiisadaha ka dhacay magaalada Muqdisho dib loogu celiyo goobihii ay ka yimaadeen...