Wararka

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY SARAAKIISHII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA MUQDISHO.

0
Muqdisho, May 10, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY SARAAKIISHII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA MUQDISHO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Cambaareeyey Qaraxii Argagixiso ee ka dhacay Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Cambaareyey Qaraxii Argagixiso ee caawa fiidkii ka dhacay Muqdisho. “Waxaan cambaareynayaa weerarkii argagixisadu ku qaadeen...

Faah-faahin Dheeraad ah oo ka soo baxay qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho

0
Qof naftii halige ah oo xiran Jaakadda walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay Banaanka Saldhigga Booliska Dagmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. Taliska Booliska Soomaaliya ayaa Radio...

Faah-faahin ka soo baxday qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho

0
Allaha u naxariisto Gaashaanle Dhexe Cabdi Baasid Maxamud Cageey oo kamid ahaa saraakiishii ku dhaawacmay Qaraxa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u geeriyooday...

Weerar Argagixiso oo lagu qaday Saldhigga booliska degmada waaberi.

0
Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ayay kooxaha Argagixisadu ku dhufteen Afaafka hore ee Saldhiga booliska degmada waaberi oo ku yaala Isgayska Dabka Qarax...

Ciidanka Xooga oo hawlgalo lagu burburinayo Argagixisada Al-Shabaab ka fuliyay Tuulada Quulaale ee Gobolka...

0
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo saacadihii la soo dhaafay howlgallo lagu burburinayo Argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay Tuulada Quulaale oo...

Wasiirka Warfaafinta JFS oo beeniyay Wararka sheegaya in Doxa ay ku kulmayaan MD Farmaajo...

0
Wasiirka Warfaafinta JFS mudane Cismaan Abokor Dubbe oo qoraal ka soo saaray warar been abuur ah oo sheegayay in Doxa ay ku kulmi doonaan...

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyda Soomaaliya oo sanadkii Afaraad ciidsiiyay Agoonta Wariyeyaashii Muqdisho ku geeriyooday

0
SONNA- Xafiiska Warfaafinta iyo xiriirka warbaahinta madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta u qeybiyay lacago ay uga qeyb galaan farxadda maalmaha Ciidul fidriga caruurta Agoonta ah...

Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay magacaabidda Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu soo dhaweynayaa magacaabista John Dramani oo loo dhiibay xilka Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya. Qoraalkaan oo uu ku...