Wararka Gudaha

Wasaaradda Warfaafinta oo qabatay tababar ku saabsan Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee (NTP)

0
Waxaa maanta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska lagu qabtay tababar ku saabsan Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee (NTP), qorsheyaasha shaqo ee sannadlaha ah, warbixinta waxqabadka...

RW Xamsa oo magacaabay wasiir ku-xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha XFS

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiir-Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo loo magacaabay Mudane...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo hambalyeysay gabdhaha kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa si weyn ugu hambalyeysay gabdhaha Soomaaliyeed ee kaalmaha hore ka galay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo u hambalyeysay Gabdhaha kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa si weyn ugu hambalyeysay Gabdhaha Soomaaliyeed ee Kaalmaha hore ka...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Booqasho Shaqo ku Tagay Xarunta Hayโ€™adda SoDMA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA)...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GOLAHA SHACABKA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, Kulankiisa Labaad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo u sheegay Ardayda kaalmaha hore gala in Dowladda ay damaanad...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si Shaqsi ah ugu hambalyeeyay Saddexda Arday ee kaalmaha hore ka galay...

Dowladda Soomaaliya oo u hambalyeysay Dowladda Hindiya Maalinta Xornimada awgeed .

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);'Munaasabadda Sannad-Guurada 79-aad ee Xornimada Jamhuuriyadda Hindiya Awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa Dowladda iyo Shacabka Hindiya, iyadoo...