๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda 28-aad ee dhismihii dowlad goboleedka...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo Liibiya kaga qaybgalay shir caalami ah
Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), oo uu hoggaaminayo Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Maxamed Haaruun Maxamuud, ayaa 28 ilaa 31-ka...
War-murtiyeed laga soo saaray Shir-Madaxeedka Labaad ee Dalalka Ciidamada ka Jooga Soomaaliya.
<p>War-murtiyeedka: Shir-Madaxeedka Labaad ee Waddamada Ciidamadooda ay qaybta ka yihiin Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya ee Midowga Afrika (AUSSOM-TCC) oo maanta lagu soo gabagabeeyay...
Madaxweynaha JFS, oo Kambaala uga qayb galay Shir-Madaxeedka Dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha uga qayb galay Shir-Madaxeedka Labaad ee Waddamada Ciidamadooda ka qeyb...
Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida Axmed Cali Cigaal
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), Agaasimaha Guud ee...
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta ee Super El Niรฑo 2026
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah oo u soo qabanqaabiyay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Yugaandha, halkaasi...
Goobaha codbixinta doorashada Galmudug oo soo xirmay
Waxaa goor dhow soo xirmay goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee Galmudug saaka looga dareeray, taas oo ka dhacday ku dhowaad 300 oo goobood...
Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo Kampala uga qaybgalay shirka Wasiirrada Gaashaandhigga
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Mudane Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Kampala ee Uganda kaga qayb galay Shirka Wasiirrada Gaashaandhigga ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika
Wasiika Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga qayb-galay Shirweynaha Dadweynaha Adduunka...










